Hoos ka dhageyso Warka Subax ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Maxamuud Cali Cabdullahi (Gaabshaa)
June 2021
-
WARARKA MAANTA
Maamulada Hirshabelle iyo Koofurgalbeed oo soo buuxiyay xubnihii Guddiga Doorashada ee la bedelay
by Admin June 11, 2021Dowlad Goboleedyada Hirshabelle iyo Koofur Galbeed ayaa soo bedelay xubnihii la soo eedeeyay ee ku jiray Guddigii doorashada ee lagu muransanaa. Maamulka Hirshabelle ayaa afar xubnood ku soo bedelay xubnihii…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
-
WARARKA MAANTA
Ra’iisul Rooble oo warbixin ka dhageystay Guddiga Xaqiijinta Guddiyada Doorashooyinka
by Admin June 10, 2021Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo warbixin faahfaahsan ka dhageystay Guddiga Xaqiijinta Xubnaha Guddiyada Doorashooyinka ayaa bogaadiyey shaqada wanaagsan ee ay ka qabteen xal u helista…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Muqtaar Sheekh Aadan (Dalmar)
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinaayo Maxamed C/raxman Cabdulle (Maleele)
-
WARARKA MAANTA
Akhriso; Tobanka Magaalo ee dunida ugu nolosha wanaagsan iyo 10ka ugu Nolosha Liidata
by Admin June 10, 2021Warbixin ay soo saartay hay’ada Sahaminta Qaybta Sirdoonka Dhaqaalaha (EIU) ayaa lagu sheegay in magaalada Auckland ee dalka New Zealand ay tahay magaalada ugu nolosha fiican adduunka. Hay’addan EIU ayaa…
-
WARARKA MAANTA
Biden oo laalay sharci uu Trump uga mamnuucay Maraykanka TikTok
by Admin June 10, 2021Madaxweyne Joe Biden ayaa laalay amar sare oo uu ansixiyay ninkii uu xilka kala wareegay ee Donald Trump kaas oo Mareykanka ka mamnuucayay baraha Shiinaha laga leeyahay ee TikTok iyo…
-
WARARKA MAANTA
Casharka todobaadka waa aqoonta bulshada waxa ay ka tarayso Nabadda.
by Warsan Radio June 10, 2021Sheekh Adan Axmed ayaa soo jeedinaayo waxaana uu Sheekha Sharxayaa muhiimada ay Nabadda u leedahay in ay bulshada waxbartaan isagoona sharaxaad dheer kabixiyey in waxbarashada ay tahay iftiinka lagu gaari…
