Sheekh Maxamed Cali ayaa soo jeedinaya qudbada todobaadkan waxa uu sharaxaad dheer ka bixinayaa Sheekha Barbaarinta wanaagsan ee caruurta iyo muhiimada bulshada dunida saaran ay u leedahay in caruurta ama dhalinta soo koraysa lagu hago wadada Nabadda lana baro faa’idooyinka nabada
June 2021
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Mowduuca Dooda todobaadka waa Sida weriyaasha iyo warbaahinta ugu qayb qaadan karaan Nabadda.
by Warsan Radio June 10, 2021Waxaa doodaan soo jeedinaya Maxamed Cabdiraxmaan Cabdulle waxaana kala qeyb galay Muxidiin Xasan Maxamed oo ah Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Koonfur Galbeed Soomaaliya (Suwejo) ,Shukri Bidhaan oo ah weriye katirsan Radio…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Mowduuca dooda todobaadka oo looga hadlaayo Sida dadka xoogsatada ah muhiim uga tahay Nabada In ay si Nabad ah ku shaqeystaan.
by Warsan Radio June 10, 2021Waxaa dooda todobaadkan tabinaya Shukri Ismaaciil Axmed waxaana kala qaybgalayCiisa nuur sheekhXuseen Maxamed MaxamuudXuseen Ibraahim MaxamedOo dhamaantooda ah muruq maalato noloshooda ku maareeya waxay maalinkii ay shaqaystaan. Waxayna doodaan ku…
-
Hoos ka dhageyso Warka Subax ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Maxamuud Cali Cabdullahi (Gaabshaa)
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
-
WARARKA MAANTA
Al-Shabaab oo sheegay in la wareegeen deegaanka Deeynuunay ee Gobalka Baay
by Admin June 9, 2021Wararka ka imaanaya deegaanka Deeynuunay ee gobolka Baay ayaa sheegaya in halkaasi barqadii maanta in uu ka dhacay dagaal u dhaxeeya ciidamada miltiriga Soomaaliya oo gacan ka helaya kuwa Itoobiya…
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Maxamed C/raxman Cabdulle (maleele)
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Maxamuud Cali Cabdullahi (Gaabshaa)
-
WARARKA MAANTA
Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ka wada hadlay furista Safaarada Sacuudiga ee Muqdisho
by Admin June 9, 2021Xoghayaha Joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, ee Soomaaliya Danjire Maxamed Cali Nuur Xaaji, ayaa ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda, wafdi ka socda Wasaaradda Arrimaha Dibadda Boqortooyada Sacuudi Carabiya oo…
