Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada oo aqrinayo Muqtaar Sheekh Aadan (Dalma)
June 2021
-
WARARKA MAANTA
Gantaalo ayaa ku dhacay xero ay deganyihiin ciidamada Maraykanka ee ku taala meel u dhaw caasimada dalka Ciraaq ee Baqdad
by Admin June 22, 2021. Saldhig Maraykanku Ciraaq ku leeyahay oo la weeraray.Warbaahinta Ciraaq ayaa baahisay in wax loo malaynayo diyaarado meelofog fog laga hago ay dhawr gantaal ku dhufteen saldhiga Maraykanku kuleeyahay banaanka…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
-
WARARKA MAANTA
Qabanqaabada Xuska Todobaadka Maalmaha Xorriyadda Oo Si Weyn Looga Dareemayo Dalka
by Admin June 22, 2021Xuska toddobaadka maalmaha xorriyadda ayaa si weyn looga dareemayaa guud ahaan dalka guddiga qaban-qaabada xuska todobaadka maalmaha xorriyadda ee uu magacaabay ra’iisul wasaaraha XFS oo ku gudo jira diyaarinta goobaha…
-
WARARKA MAANTA
Qaramada Midoobay oo sheegtay in xadgudub loo geysto caruurta Soomaaliyeed
by Admin June 22, 2021Bayaan ka soo baxay Qaramada Midoobay, ayaa lagu sheegay in xadgudubyada lagula kaco carruurta ku nool wadamo ay Soomaaliya kamid tahay, ay yihiin kuwo si aad ah looga argagaxo. Warbixintan…
-
Hoos ka dhageyso Warka Subax ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Maxamuud Cali C/llahi (Gaabshaa)
-
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Iran Ebrahim Raisi oo si kulul uga hadlay arrimaha Nukliyeerka
by Admin June 22, 2021Madaxweynaha la doortay ee Iiraan, Ebrahim Raisi ayaa sheegay in heshiiska nukliyeerka ee 2015 uusan xaddidi doonin siyaasadda arrimaha dibadda ee Iiraan. Shir jaraa’id oo uu qabtay, ayuu Raisi ku…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
-
Dowladdii Sweden ayaa maanta la riday kadib markii Stefan Lofven uu noqday ra’iisul wasaarihii ugu horreeyey dalka ee waaya codka kalsoonida, taasi oo macnaheedu yahay inuu is-casilo ama ku baaqo…
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo C/llahi Nuur Aadn (Jecelow)

