Hoos ka dhegeyso Bandhigan ku saabsan wacyigelinta sharciga oo doodiisa labaad ay tahay Waxaa ka qeyb galey Siid Cali Kuule Cismaan oo ka socoda Ururka qareenadda Koonfur Galbeed,waxaana iska kaashanaya Wasaarada Cadaalada iyo Ururka qareenadda Koonfur Galbeed.Qeybha dambe ee dooda dhageytayaasha ayaa qadka telephoneka aga soo qeyb qatey ayaguu ka soo dhiibtey fikirkooda sida ay u arkaan dooda,waxan daadohineysey Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan).
Dhageyso:-Dood ku saabsan Bandhigga wacyigelinta sharciga+Sawiro
previous post