Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Cabdirshiid Axmed Ibraahim (Rashka Boy} Dhageysi wanaagsan
September 2021
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo C/llahi Nuur Aadan (Jecelow)
-
WARARKA MAANTA
Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Hambalyo U Direy 5ta Senator Ee Maanta Lagu Doortay Muqdisho
by Admin September 30, 2021Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Roble ayaa hambalyo u diray Senatorada maanta la doortay ee Aqalka Sare ee BFS ku matalaya Somaliland. Doorashada shanta kursi ee kamid ahaa 11 kursi ee…
-
WARARKA MAANTA
Golaha Wasiirada Jubbaland oo shir ka yeeshay Amniga & Dhaqaalaha
by Admin September 30, 2021Madaxweynaha Dowlada Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka Golaha wasiirada Maamulkaas oo khamiis walba ka qabsooma Magaalada Kismaayo ee Xarunta kumeel gaarka ah ee Jubbaland. Shirka ayaa…
-
WARARKA MAANTA
Xubnihii ka harsanaa kuraasta Aqalka Sare ee Gobolada Waqooyi oo la doortay
by Admin September 30, 2021Teendhada Afisiyooni ee Magalada Muqdisho waxaa Maanta lagu qabtay doorashada Shan kursi oo ka harsaneyd 11 kursi oo Gobolada Waqooyi ee Somaliland ku leeyihiin Aqalka Sare. Kursiga koowaad ee doorashadii…
-
Hoos ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinaayo Wariye Yuusuf Sheekh Aadan (Yuusuf Qalinle)
-
English news
China to donate COVID-19 vaccines to Somalia amid fear of third wave
by Admin September 30, 2021The government of China has pledged to donate more vaccines to Somalia amid the country’s health ministry expressed concern over possible third wave of COVID-19. Somalia had confirmed its COVID-19…
-
Hoos ka dhageyso Warka Subax ee idaacada Warsan oo aqrinaayo Wariye Yuusuf Sheekh Aadan ( Yuusuf Qalinle) Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan was last modified: September 30th, 2021 by Warsan…
-
WARARKA MAANTA
Xubnaha ka harsan kuraasta Aqalka Sare ee Gobolada Waqooyi oo Maanta la dooranayo
by Admin September 30, 2021Maanta ayaa waxaa lagu wadaa in markale Xarunta Teendhada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho lagu qabto doorashada kuraasta Aqalka Sare ee Gobolada Waqooyi, iyada oo la dhameystirayo 5 kursi ee ka…

