Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Cabdirshiid Axmed Ibraahim (Rashka Boy} Dhageysi wanaagsan
September 2021
-
WARARKA MAANTA
Najla Bouden Romdhane oo loo Magacaabay Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Dalka Tunisia
by Admin September 29, 2021Madaxweynaha Tunisia Kais Saied, ayaa magacaabay Ra’isul Wasaare cusub, in ka badan labo bilood ka dib markii uu ceyriyay ra’iisul wasaarihii hore ee awooddii oo dhan gacanta ku dhigay. Mr…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinaayo Wariye Yuusuf Sheekh Aadan (Yuusuf Qalinle)
-
WARARKA MAANTA
Raysal wasaaraha Soomaaliya oo u hambalyeeyay Senatarada maanta lagu doortay magaalada Muqdisho
by Admin September 29, 2021Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa fariin hambalyo ah u diray lix ka mid ah Senatarada Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ku matalaya gobolada Waqooyi ee Somaliland…
-
Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dil saacadihii la soo dhaafay muwaadin Soomaaliyeed loogu geystay dalka Koonfur Afrika. Marxuumka ayaa magaciisa lagu koobay Axmed, waxaana dilka uu ka…
-
WARARKA MAANTA
Lix kamid ah kuraasta Aqalka Sare ee Somaliland oo lagu doortay Muqdisho
by Admin September 29, 2021Doorashada Lix kursi oo kamid ah kuraasta Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka ee Gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa Maanta oo Arbaco ah ka dhacday Teendhada Afisyooni ee Magaalada Muqdisho, iyada doorashada…
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo C/llahi Nuur Aadan (Jecelow)
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Cabdirshiid…
-
Hoos ka Dhageyso Warka Fiidniimo ee Idaacada Warsan oo aqrinaayo Wariye Yuusuf Sheekh Aadan (Yuusuf Qalinle)

