Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
September 2021
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
-
WARARKA MAANTA
Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wadahadlay iskaashiga dhanka gacacsiga
by Admin September 8, 2021Danjire Cawaale Cali Kullane oo kulan la yeeshay Agaasime ku -xigeenka madaxa Waaxda xariirka Caalamiga ah ee ee xisbiga shuuciga CPC kana tirsan Golaha Dhexe ee Xisbiga Shuuciga ee Shiinaha…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
-
WARARKA MAANTA
Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya oo sheegay in weerar lagu yahay dowladda Soomaaliya
by Admin September 8, 2021Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya Cabdirashiid Xaashi Duqa ayaa war qoraal ah oo uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka waxa uu sheegay in duulaan lagu yahay dowlada iyo shacabka Soomaaliya. Afhayeenka Madaxtooyada ma…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Hirshabeelle oo soo saaray liiska musharraxiinta aqalka sare ee Hirshabeelle ku matalaya
by Admin September 8, 2021Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Gudlaawe Xuseen ayaa si rasmi ah usoo soo saaray Liiska Musharixiinta ku tartamaya 8 kursi ee Hirshabeelle ku leedahay barlamaanka Aqalka Sare. ⓘMadaxweyne Gudlaawe ayaa noqday madaxweynihii…
-
daacada Warsan oo aqrinayo Maxamed C/raxamn Cabdulle (Maleele)
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:- Su’aal weydiintii lixaad ee ku saabsan Bandhigga wacyigelinta sharciga.
by Warsan Radio September 8, 2021Bandhigan ku saabsan wacyigelinta sharciga oo doodiisa tii lixaad tahay Waxaa ka qeyb galaya Ustaad Aadan Miiris Maxamed ka socota Ururka qareenadda Koonfur Galbeed,waxaana iska kaashanaya Wasaarada Cadaalada iyo Ururka…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…

