Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
September 2021
-
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Farmaajo oo Waraaqaha Aqoonsiga ka Guddoomay Danjireyaasha Midiwga Yurub Iyo Shiinaha
by Admin September 7, 2021Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa munaasabad ku qabsoontay Madaxtooyada Qaranka waxa uu kaga guddoomay waraaqaha aqoonsiga danjirenimo safiirrada cusub ee Midowga Yurub Marwo Tiina Intelmann iyo…
-
WARARKA MAANTA
Wasaaradda Caafimaadka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo si rasmi ah u daah furtey Tallaalka ka hortagga COVID-19
by Admin September 7, 2021Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Maanta si rasmi ah u dah furtey Tallaalka ka hortagga Cudurka COVID-19 ee Nocyada ASTRAZENECA iyo J&J Daahfurka Tallaalka waxaa ka soo…
-
WARARKA MAANTA
Taliyaha Ciidanka dhulka oo kormeeray dugsiga tababarka Ciidanka ee jeneraal Gorda
by Admin September 7, 2021Taliyaha Ciidanka dhulka xoogga dalka soomaaliyed General Maxamed Tahliil Biixi oo ay wehliyaan Saraakiil ka tirsan ciidanka ayaa maanta kormeeray dugsiga tababarka Ciidanka ee General Gorda. Taliyaha ayaa kulan la…
-
WARARKA MAANTA
Shir lagu dhexdhexaadinayo Farmaajo iyo Rooble oo bilowday
by Admin September 7, 2021Madaxweynaha xilligiisu dhamaaday Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa goordhow u bilowday shir lagu dhex dhexaadinayo kadib markii khilaaf ka dhashay shaqo joojinta Agaasimihii Nabad Sugida…
-
Hoos ka dhgeyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo C/llahi Maxamed C/raxman (Jeery)
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh aadan (Qalinle)
-
WARARKA MAANTA
Daalibaan oo lagu eedeeyay inay dileen haweeney xaamilo ahayd
by Admin September 7, 2021Xoogaga Daalibaan ee haatan la wareegay dalka Afghanistan ayaa toogtay haweeney ka tirsaneyd booliskii hore ee ciidamada Afghanistan caasimadda gobolka Ghor. Haweeneydan oo magaceeda lagu sheegay Banu Negar, ayaa lagu…
-
WARARKA MAANTA
Hoobiyaal lagu weeraray Saldhig ay ciidamada Puntland ku leeyihiin gobolka Bari
by Admin September 7, 2021Wararka ka imaanaya Maamul Goboleedka Puntland ayaa sheegay in xalay hoobiyaal lagu weeraray saldhiga ciidamada difaaca Puntland ee deegaanka Af-Urur ee gobolka Bari Weerarka hoobiyasha kadib ayaa ciidamada Puntland waxa…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Su,aal weydiintii Shanaad ku saabsan Bandhigga wacyigelinta sharciga+Sawiro
by Warsan Radio September 7, 2021Bandhigan ku saabsan wacyigelinta sharciga oo doodiisa Shanaad ay tahay Waxaa ka qeyb galayaa Cumar Macalin Abdi oo ka socota Ururka qareenadda Koonfur Galbeed,waxaana iska kaashanaya Wasaarada Cadaalada iyo Ururka…

