Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed C/raxman (Maleele} Dhageysi wanaagsan.waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed C/raxman (Maleele} Dhageysi wanaagsan.
September 2021
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yuusf Sheekh Aadan (Qalinle)
-
WARARKA MAANTA
Raysal wasaaraha Soomaaliya oo maanta la kulan la qaatay Safiirka wadanka UK
by Admin September 20, 2021Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha dalka UK u jooga Soomaaliya Kate Foster. Kulanka dhexmaray Raysal wasaaraha Soomaaliya iyo Safiirka UK ayaa…
-
WARARKA MAANTA
Mahdi Guuleed Oo Shaaciyay Xilliga Lagu Dhawaaqayo Xukunka Dacwada Badda
by Admin September 20, 2021Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee ICJ ee fadhigeedu yahay dalka Holland ayaa lagu wadaa in ay ku dhawaaqdo xukunka dacwaddii Badda ee u dhaxeeyay dowladaha Soomaaliya iyo Kenya . Ra’isul Wasaare…
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo C/llahi Nuur Aadan (Jecelow)about:blank
-
Hoos ka dhageyso Barnaamijka Daaadijin qeybtiisa 2 aad oo todobaadkaan looga hadlaayo Muhiimada aya leedahay in Muwaadiniinta ay ka qeygb qaataan Dismaha golayaahsa Deegaanka iyo qodoba kle oo kala ah…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
-
Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa Safar ugu baxay New York,halkaas oo uu kaga qeyb geli doono shirka guud ee Qaramada Midoobay ee sanadkan. Khudbaddii uu u jeediyay guddiga…
-
WARARKA MAANTA
Halyeeyga kubbadda cagta ee reer Brazil Pele oo isbitaal la dhigay
by Admin September 19, 2021Halyeeyga kubbadda cagta ee reer Brazil, Pele, oo 80 jir ah, ayaa muddo kooban dib loogu soo celiyay qaybta daryeelka degdegga ah ee Isbitaalka Albert Einstein ee magaalada Sao Paulo…
-
WARARKA MAANTA
Xasan Koboc oo ku guuleystey kursiga doorashada Aqalka Sare
by Admin September 19, 2021Ganacsade Xasan Iidow Muxumad “Koboc”ayaa ku guuleystey doorasho goordhow a dhacday magaalada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka Hirshabelle. Xasan Koboc ayaa waxa uu helay codad gaaraya 69 cod,halka uu musharaxii…

