Hoos ka Dhageyso Warka Subax ee Idaacada Warsan oo aqrinaayo Wariye Yuusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
September 2021
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Cabdirashiid…
-
Hoos ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinaayo Wariye Yuusuf sheekh Aadan (qalinle)
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Cabdirashiid…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinaayo Wariye Yuusuf Sheikh Aadan (Qalinle)
-
WARARKA MAANTA
Tartanka Gabayada Sanadlaha ayaa maanta lagu daahfuray magaalada Muqdisho
by Admin September 21, 2021Tartanka Gabayada Soomaalidu maanta ayuu si rasmi ah u furmay, waana abaalmarin sannadle ah oo uu qabanqaabiyay Hoyga Maansada Soomaaliyeed oo taageero ka helaya Hay’adda Qaramada Middoobay u qaabilsan horumarinta…
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo C/llahi Nuur Aadan (Jecelow)
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
-
WARARKA MAANTA
Dadaalo lagu dhameynayo khilaafka u dhexeeya Farmaajo iyo Rooble oo markale ka bilowday Muqdisho
by Admin September 21, 2021Ilo wareedyo muhiim ah ayaa sheegaya in Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Shiikh Cabdiraxmaan, Madaxweyne Qoorqoor oo ay wehliyaan Shan Wasiir iyo labo Wasiir kuxigeen ay bilaabeen dadaalo ay markale…
-
WARARKA MAANTA
Farmaajo Oo Soo Dhaweeyay La Wareegida Mas’uuliyada Hay’adaha FSNAU Iyo SWALIM.
by Admin September 21, 2021Madaxweynaha muddo xilleedkiisu dhamaaday Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyay Hay’adda Istatistikada Qaranka Soomaaliyeed dadaalka ay kula soo wareegtay masuuliyadda Hay’adaha (FSNAU) iyo (SWALIM. Waa guul taariikhi ah in maanta…

