Hoos ka dhagesyo Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo C/llahi Maxamed C/raxamn (Jeery)
October 2021
-
Madaxweyniyaasha Turkiga iyo Mareykanka Racep Tayyip Erdogan iyo Joe Biden ayaa ku kulmay magaalada Rome ee dalka Talyaaniga halkaas oo lagu qabtay shirka 20 dal ee dunida ugu hodansan ee…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Lafta-gareen oo la kulmay bulshada Magaalada Xudur
by Admin October 31, 2021Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) oo booqasho ku joogga Magaalada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool ayaa xalay kulamo kala duwan kula qaatay qaybaha bulshada. Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa…
-
Hoos Ka Dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinaayo Wariye Maxamed C/raxamaan Cabdlle (Maleela)
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinaayo Wariye Yuusuf Sheekh Aadan (Yuusuf Qalinle)
-
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo bilaabay kulamo looga hadlaayo go’doominta Shabaab ee Xudur
by Admin October 30, 2021Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada Magaalada Xudur ku Qaabilay Ururada Haweenka Gobolka Bakool oo ka dhagaystay baahiyaha ay qabaan iyo ka qeybqadashada…
-
WARARKA MAANTA
Doorashada baarlamaanka Japan oo berri loo dareerayo iyo cabsi soo wajahday xisbiga tallada haya
by Admin October 30, 2021Codbixiyayaasha Japan ayaa u dareeri doona goobaha codbixinta maalinta Axadda iyadoo xisbiga Ra’iisul Wasaaraha Fumio Kishida uu u halgamayo sidii loo badbaadin lahaa aqlabiyadda aqalka hoose, iyadoo ay ka careysan…
-
WARARKA MAANTA
Diiwaan gelinta Musharixiinta Aqalka Hoose ee G.Waqooyi oo Muqdisho ka socota.
by Admin October 30, 2021Muqdisho waxaa ka socota diiwaan gelinta musharixiinta utartamaysa kurraasta Golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ee Gobollada Waqooyi (Somaliland). Afhayeenka Guddiga doorashooyinka Soomaaliya, Axmed Aadan Dagaal (Safiina) oo warbaahinta la hadlay…
-
WARARKA MAANTA
Biden Wuxuu U Sheegay Macron In Maraykanku Uu ‘Ku Cakiran Yahay’ Heshiiska Australiya
by Admin October 30, 2021Kulan uu Jimcihii la yeeshay Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron, ayuu Madaxweyne Joe Biden ku sheegay in Maraykanku uu “ku dhaga-nugul yahay” abaabulka heshiis qarsoodi ah oo dhex maray Maraykanka iyo…
-
Maamulaha Facebook Mark Zuckerberg ayaa sheegay in shirkadiisu ay isu beddelayso Meta si ay u soo koobto adeegyadeeda mustaqbalka – iyagoo qaatay magaca cusub ee “metaverse.” Dadka dhaliila Facebook ayaa…

