Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Qasim Ahmed Maxamed
October 2021
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Barnaamij looga hadlaayo Daaweynta cudurka Daweesha
by Warsan Radio October 29, 2021Hoos ka dhageyso barnaamij gaar ah looga hadlaayo ka hortaga iyo daaweynta cudurka daweesha
-
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Mareykanka oo Yurub kaga qeybgalaya shirar muhiim ah
by Admin October 29, 2021Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa gaaray Magaalada Rooma ee dalka Talyaaniga,si uu uga qeybgalo shir madaxeedka G-20 ee looga hadlaayo arrimmaha canshuuraha oo ah ajeendaha ugu horeeya oo heer caalami…
-
WARARKA MAANTA
Kalluumeysiga sharci darada ah oo ku soo badanaya badda Soomaaliya
by Admin October 29, 2021Qaar ka mid ah kaluumeysatada Soomaaliyeed ee ka jilaabta xeebaha bariga Mudug ayaa cabasho ka muujiyay koorka maraakiib shisheeye oo si sharci dara ah uga kalluumeysta biyaha badda ee dalka.…
-
Hoos Ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinaayo Wariye Yuusuf Sheekh Aadan (Yuusuf Qalinle)
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed C.raxman…
-
WARARKA MAANTA
AMISOM oo si adag u beenisay eedeyntii Hoggaanka Ahlu Sunna
by Admin October 28, 2021Taliska Ciidanka Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ayaa iska fogeeyay eedeynta Talaadadii uga timid Hoggaanka Ahlu Sunnada Gobolada Dhexe. Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo ka mid ah Hoggaanka Ahlu Sunna…
-
Hoos Ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinaayo Wariye Yuusuf Sheekh Aadan (YuusufQalinle)
-
Wararka ka imanaya magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidankii Ahlu Sunna ee uu hoggaaminayey Sheekh Shaakir Cali Xasan ay waaberigii saaka ka baxay saldhigyadii ay uga sugnaayeen…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/rashiid Axmed…

