Hoos ka dhageyso Warka Caawa ee Idaacada Warsan oo aqrinaayo C/naasir Axamed Mayow
October 2021
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Ku celiska Qeybta 3aad ee Barnaamijka Wax soo saarka
by Warsan Radio October 26, 2021Hoos ka dhageyso Barnaamijka oo todobaadkaan looga hadlaayo Ilaalinlta Beeraha.Barnaamijka ayaa waxaa soo saartey Hayada Qaramada midoowe uqaabelsan Cunada iyo Beeraha ee FAO Idaacada Warsan ayad ka dhagetsaneysaan. Dhageyso:-Ku celiska…
-
WARARKA MAANTA
MADAXWEYNE LAFTAGAREEN AYAA SAXIIXAY QORSHAHA HORMARINTA DOWLAD GOBOLEEDKA KOONFUR GALBEED 2021-2025.
by Admin October 26, 2021Baydhabo 25 Octoobar 2021:Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Saxiixay Qorshaha Hormarinta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya 2021-2025 oo ay soo qaban qaabisay Wasaarada Qorshaynta…
-
Jeneral Abdel Fattah Abdelrahman Burhan – oo ahaa madaxa Golaha Sare ee Suudaan – ayaa qudbad uu jeediyay ku dhawaaqay xaalad degdeg ah. Waxa kale oo uu kala diray Golihii…
-
Guddoomiyaha Midowga Africa ayaa walaac ka muujiyay xaaladda dalka Suudaan kadib markii ciidamada milaterigu la wareegeen xukunka dalka. Guddoomiyaha Africa Muuse Faki ayaa ku baaqay in la sii daayo ra’iisal…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/rashiid Axmed…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo C/llahi Maxamed C/raxman (Jeery)
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo C/llahi Nuur aadan Aqrinaayo
-
Hoos ka dhageyso fariinta talaalka Cudurka Dabeesha,tataalkaan ayaa socon doodno laga bilaabo 24 bishaan ilaa 27 bishaan October sanadka 2021 muxuuna ka socdaa Gobolka Banaadir iyo dhamaan Gobolada maamul gobaleedyada…
-
Isbaheysiga Sacuudiga uu hoggaamiyo ee dagaalka ka wada dalka Yemen ayaa sheegay maanta oo Axad ah inay dileen in ka badan 260 ka tirsan fallaagada Xuutiyiinta saddexdii maalmood ee la…

