Hoos Ka Dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinaayo Wariye Abdullahi Nuur Adan (Jaceelow)
November 2021
-
WARARKA MAANTA
AMISOM oo tababar siisay Saraakiil loo xil saaray Amniga doorashooyinka
by Warsan Radio November 26, 2021Tababarka oo socon doona muddo saddex maalmood ah ayaa loo qabtay Taliyeyaasha ugu sarreeya Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, kaas oo loo xilsaaray socodsiinta xarumaha lagu sugayo amniga doorashada ee gobollada dalka,…
-
WARARKA MAANTA
Midowga Yurub oo War kasoo saaray xaaladda Soomaaliya
by Warsan Radio November 26, 2021Hoggaanka Sare ee dalalka Midowga Yurub ayaa ka hadlay xaaladda Soomaaliya, sida doorsshooyinka, Amniga iyo abaaraha xilligaan kajira meelo kamid ah dalka Soomaaliya. Qoraal kasoo baxay Midowga Yurub ayaa marka…
-
WARARKA MAANTA
Dagaal ka dhacay Jubbada Hoose & faah faahin laga helayo
by Warsan Radio November 26, 2021Dagaalka oo u dhaxeeyay Ciidamada Dowlad Goboleedka Jubbaland iyo xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa uu ka dhacay degaannada Yoontoow iyo Cabdalla Bitoole oo kamid ah degaannada hoostaga Magaalada…
-
WARARKA MAANTA
Baarlamaanka Puntland oo wada mooshin lagu burinayo Heshiiska DP World
by Warsan Radio November 26, 2021Wararka laga helayo Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland ayaa sheegaya in qaar kamid ah Xildhibaannada Golaha Wakiilada Maamulkaasi Puntland ay wadaan olole mooshin la doonayo in lagu baabi’iyo Heshiiskii Shirkadda…
-
Duqayn dhanka cirka ah ayaa dhacday magaalada Mekelle ee gobolka Tigray, halkaas oo ay ku sugan yihiin maleeshiyaad farabadan oo ka tirsan xoogaga TPLF. Diyaaradaha aan Duuliyaha lahayn ee Itoobiya…
-
WARARKA MAANTA
Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shirka Iskaashiga dalalka Islaamka
by Warsan Radio November 26, 2021Shirkii 18-aad ee Hay’adda madaxa banaan ee Xaquuqul Insaanka Waddamada Islaamka ayaa lagu qabtay Magaalada Jiddah ee dalka Sacuudiga, waxaana ka qeyb galay wafdi ka socda dowladda Federaalka ah ee…
-
WARARKA MAANTA
Maamulka Koonfur Galbeed oo shaaciyay doorashada Saddex kamid ah Golaha Shacabka
by Warsan Radio November 26, 2021Guddiga maamulka Doorashada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa shaaciyay qabashada Saddex kursi oo kamid ah kuraasta Gollaha Shacabka oo degaan doorashadoodu tahay Maamulka Koonfur Galbeed. Kuraasta doorashadooda la qabanayo ayaa…
-
Hoos Ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinaayo Wariye Yuusuf Sheekh Aadan (Yuusuf Qalinle)
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya C/Rashid Axmed…

