Hoos ka Dhageyso Warka Caawa ee Idaacada Warsan oo aqrinaayo Wariye Yuusuf sheekh Aadan (Qalinle)
November 2021
-
WARARKA MAANTA
Midowga Musharrixiinta oo cadeeyay mowqifkooda doorashada socota
by Warsan Radio November 25, 2021Waxaa Magaalada Muqdisho kulan Maanta ku yeeshay inta badan Xubnaha midowga Musharrixiinta Madaxweynaha Soomaaliya, kuwaas oo saluugsan habka ay ku socdaan doorashooyinka Golaha Shacabka. Kulanka oo uu shir guddoominayo Madaxweynihii…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha KGS & Boqor Buur madow oo ka wada hadlay dadkii laga soo musaafuriyay laas-caanood
by Warsan Radio November 25, 2021Madaxweynaha Dowad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi uu Hogaaminayey Boqor Cusmaan Abuu Maxamuud (Buurmadoow) oo kamid ah Duubabka Dhaqanka Sonaliland…
-
WARARKA MAANTA
Agaasimaha KMG ah ee NISA oo loo doortay kursi Golaha Shacabka
by Warsan Radio November 25, 2021Waxaa goordhow Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ka dhacday doorashada kursiga HOPO67, kaas oo ay ku tartameen laba musharrax. Kursigaan oo maalmihii la soo dhaafay ka taagneyd dood adag ayaa…
-
WARARKA MAANTA
Sawirro:-Qarax Is-Miidaamin Ah Oo Ka Dhacay Muqdisho Iyo Khasaaro Ka Dhashay
by Warsan Radio November 25, 2021Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska dowladda Soomaaliya ayaa durbo gaaray goobta uu qaraxu ka dhacay, iyagoona xiray oo dhan, isla markaana u diidaya inay wadada maraan gaadiidka noocyadiisa kala duwan.…
-
WARARKA MAANTA
Maamulka Iskuulka Mucaasir oo faah faahiyay khasaaraha kasoo gaaray qaraxa
by Warsan Radio November 25, 2021Maamulka Sare Iskuulka Macaasir ee Magaalada Muqdisho oo kuyaal inta u dhaxeeysa Isgoyska Tarabuunka iyo Madaxtooyadii hore ee Cabduqaasim ayaa faah faahin ka bixiyay khasaaraha kasoo qarixii ismiidaaminta ahaa ee…
-
Hoos Ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinaayo Wariye Yuusuf Sheekh Adan (Qalinle)
-
WARARKA MAANTA
Ra’iisul Wasaare Rooble oo cambaareeyay qarixii ka dhacay Muqdisho
by Warsan Radio November 25, 2021Maxamed Xuseen Rooble Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta ee Soomaaliya ayaa Cambaareeyey Qarixii ismiidaaminta ahaa ee saaka ka dhacay Magaalada Muqdisho. “Waan cambaareynayaa weerarkii ay argagixisada Alshabaab saaka ka geysteen Muqdisho…
-
WARARKA MAANTA
Doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka oo ka bilaabatay Dhuusamareeb
by Warsan Radio November 25, 2021Magaalada Dhuusamareeb waxaa goordhow ka bilaabatey doorashada laba kamid ah kuraasta Golaha Shacabka. Kursiga kowaad ee doorashada lagu bilaabay ayaa ah Hop-067 oo ay kuwada tartamayaan Musharaxiinta kala ah. 1-Cabdiraxman…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya C/Rashid Axmed…

