Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
November 2021
-
WARARKA MAANTA
Puntland oo jawaab ka bixiyay tallaabo uu qaaday madaxweyne Deni
by Warsan Radio November 24, 2021Ciidamada Puntland ayaa ka hor yimid go’aan madaxweynaha Puntland , Siciid Cabdullaahi Deni uu xilka ugu magacaabay agaasime cusub ee Ciidamada PSF Punntland, kaas oo hoggaamin doono ciidamada. Ciidanka Puntland…
-
Hoos Ka Dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinaayo Wariye C/laahi Nuur Aadan (Jeceelow)
-
Hoos Ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinaayo Wariye Yuusuf Sheekh Adan (Qalinle)
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Ku celsika Barnaamijka Wax soo saarka habka wanagsan ee Beerashada loo isticmaalo
by Warsan Radio November 24, 2021Hoos ka dhageyso Barnaamijka oo todobaadkaan looga hadlaayo hordhac kooban oo ku saabsan habka wanagsan ee Beerashada loo isticmaalo,barnaamijka ayaa waxa soo sartey Hayada Qaramada Midoowe uqaabelsan Cunada iyo Beeraha…
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinaayo Wariye Maxamed C/raxamaan Cabdulle(suldaan Maleele)
-
WARARKA MAANTA
Ra’iisul Wasaarahaha Faransiiska oo laga helay xanuunka Covid 19.
by Admin November 23, 2021Faransiiska ayaa ku dhawaaqay in Ra’iisul wasaare Jean Castix, uu ku dhacay fayraska Corona, sidaas darteena uu gali doono xaalad karantiil ah tobanka maalmood ee soo socda. Ra’iisul Wasaare Jean…
-
WARARKA MAANTA
MADAXWEYNE FARMAAJO OO MADAXDA DALALKA COMESA U BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHIGA DHAQAALE EE DALKEENNA
by Admin November 23, 2021Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb-galay Shir Madaxeedka Suuqa-wadaagga Bariga iyo Koonfurta Afrika (COMESA) ayaa soo bandhigay fursadaha ballaaran ee ku aaddan maalgashiga Soomaaliya.Madaxweynaha ayaa…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
-
Hoos ka Dhageyso Warka Subax ee Idaacada Warsan oo aqrinaayo Wariye Maxamuud Cali C/laahi (Qaabsha)

