Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya C/Rashid Axmed Ibraahim (Rashka Boy)
November 2021
-
WARARKA MAANTA
Shirka Wada-tashiga Qorshe howleedka 2021-2022 oo ka furmay Baydhabo
by Warsan Radio November 22, 2021Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta dhaqaalaha Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maantay ka daah-furtay Magaalada Baydhabo Shirka wada-tashiga qorshe howleedka 2021-2022 ee Istaraatiijiyadda Qaran ee Xalka Waara ee dowlad gobaleedka Koonfur…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Maxamuud Cali Cabdullahi (Gaabshaa)
-
Hoos ka Dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinaayo Wariye C/laahi Nuur Adan (Jeceelow)
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya C/Rashid Axmed…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aaan (Qalinle)
-
Hoos ka Dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinaayo Wariye Maxamed C/raxamaan Cabdulle (Suldaan maleele)
-
WARARKA MAANTA
Hanti-dhowaraha qaranka oo shaaciyey lacag malaayiin dollar ah oo laga xaday miisaaniyadda DF
by Admin November 21, 2021Hanti-dhowaraha Guud ee Qaranka Soomaaliya Maxamed Maxamuud Cali Afgooye ayaa soo saraay warbixin sannadeedka ku saabsan baaritaanka maaliyadda laamaha dawladda Soomaaliya. Warbixinatan ayaa ka kooban kuwo ka hadlaya dhaqaalaha soo…
-
WARARKA MAANTA
Ra’iisul Wasaare Rooble Oo La Kulmay Agaasime Goboleedka UNFPA
by Admin November 21, 2021Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Agaasime Goboleedka dalalka Carabta ee UNFPA Lu’ay Shabaana oo ay ka wada hadleen dadaalada dowladda ee sameynta tirakoob…
-
Qabuuro ku yaalla Isbitaalka Xoogga ee Magaalada Muqdisho ayaa lagu aasay Agaasimihii Radio Muqdisho Cabdicasiis Maxamuud Guuleed “Afrika” oo xalay ay Al-Shabaab ku dileen qarax Is-miidaamin ah oo lala beegsaday.…

