Hoos ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinaayo Wariye Yuusuf Sheikh Aadan (Yuusuf Qalinle)
November 2021
-
Kooxda Kubadda Cagta Manchester United ayaa shaqada tababarenimo ka ceyrisay Ole Gunnar Solskjaer kadib guul-darradii xooganeyd ee Sabtidii ku dhacday iyo hal guul oo kaliya toddobadii kulan ee ugu dambeeyey.…
-
WARARKA MAANTA
Shan qof oo gobolka Gedo ugu geeriyooday abaaraha ka jira Jubbaland
by Admin November 21, 2021Ugu yaraan 3 qof ayaa gaajo ugu dhintay tiro kale oo aan la xaqiijin way is dal-daleen kadib markii ay xoolahoodii ku waayeen abaarta ka jirta gobolka Gedo ee dowlad…
-
WARARKA MAANTA
Raysal wasaaraha Soomaaliya oo guddi qaran u magacaabauy ka jawaabida abaaraha ka jira dalka
by Admin November 21, 2021Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi heer Wasiirro ah oo u xilsaaran gurmadka dadka la il-daran abaaraha ku dhuftay meelo badan ee waddanka ah. Raysal…
-
WARARKA MAANTA
Wararkii ugu dambeeyay abaarta ka jirta dalka oo si degdeg ah uga sii dareysa
by Admin November 21, 2021Waxaa ka sii dareysa xaaladda bani’aadanimo ee ka dhalatay abaaraha baahsan ee ka jira qaybo ka mid ah dalka, oo qoysas fara-badan ku khasbay inay guryahooda ka barakacaan. Magaalada Kismaayo…
-
WARARKA MAANTA
Canada oo ugu baaqday muwaadiniinteeda inay si deg-deg ah uga baxaan Itoobiya
by Admin November 21, 2021Dowladda Canada ayaa ugu baaqday muwaadiniinteeda inay si deg-deg ah uga baxaan waddanka Itoobiya, sida lagu sheegay qoraal rasmi ah oo ay soo saartay waaxda socdaalka ee dalkaas. “Hadii aad…
-
WARARKA MAANTA
Militariga Suudaan oo dib u soo celinaya Ra’isul Wasaarihii xilka laga tuuray
by Admin November 21, 2021Sida uu Wakaaladda Wararka ee Reuters u sheegay Fadlallah Burma Nasir oo ah Madaxa Xisbiga Ummadda ee dalka Suudaan, Millateriga Suudaan ay qorsheynaya inay dib u soo celiyaan Ra’isul Wasaaraha…
-
WARARKA MAANTA
Weriye Cabdicasiis Afrika Oo Ku Dhintey Qarax Ka Dhacay Muqdisho
by Admin November 20, 2021Waxaa soo baxaya faahfaahin la xiriira qarax goor dhow ka dhacay magaalada Muqdisho,waxaana qaraxa ku dhintey weriye Cabdicasiis Afrika oo ka mid ahaa weriyaasha caanka ahaa ee u shaqeeya dowlada…
-
Hoos ka Dhageyso Warka Caawa ee Idaacada Warsan oo aqrinaayo Wariye Yuusuf Sheekh Aadan (Yuusuf Qalinle)
-
WARARKA MAANTA
Diiwaangelinta Musharaxiinta Golaha Shacabka Gobolada Waqooyi Ka Bilaabatay
by Admin November 20, 2021Guddiga hirgelinta Doorashooyinka Dadban ee Gobollada Waqooyi ayaa soo saaray jadwalka diiwaangelinta musharaxiinta xildhibaanada 9ka kursi ee dhowaan la shaaciyay. Halkan ka aqriso qoraalka ka soo baxay guddiga doorashada gobolada…

