Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
2021
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:- Su’aal weydiintii lixaad ee ku saabsan Bandhigga wacyigelinta sharciga.
by Warsan Radio September 8, 2021Bandhigan ku saabsan wacyigelinta sharciga oo doodiisa tii lixaad tahay Waxaa ka qeyb galaya Ustaad Aadan Miiris Maxamed ka socota Ururka qareenadda Koonfur Galbeed,waxaana iska kaashanaya Wasaarada Cadaalada iyo Ururka…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
-
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Farmaajo oo Waraaqaha Aqoonsiga ka Guddoomay Danjireyaasha Midiwga Yurub Iyo Shiinaha
by Admin September 7, 2021Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa munaasabad ku qabsoontay Madaxtooyada Qaranka waxa uu kaga guddoomay waraaqaha aqoonsiga danjirenimo safiirrada cusub ee Midowga Yurub Marwo Tiina Intelmann iyo…
-
WARARKA MAANTA
Wasaaradda Caafimaadka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo si rasmi ah u daah furtey Tallaalka ka hortagga COVID-19
by Admin September 7, 2021Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Maanta si rasmi ah u dah furtey Tallaalka ka hortagga Cudurka COVID-19 ee Nocyada ASTRAZENECA iyo J&J Daahfurka Tallaalka waxaa ka soo…
-
WARARKA MAANTA
Taliyaha Ciidanka dhulka oo kormeeray dugsiga tababarka Ciidanka ee jeneraal Gorda
by Admin September 7, 2021Taliyaha Ciidanka dhulka xoogga dalka soomaaliyed General Maxamed Tahliil Biixi oo ay wehliyaan Saraakiil ka tirsan ciidanka ayaa maanta kormeeray dugsiga tababarka Ciidanka ee General Gorda. Taliyaha ayaa kulan la…
-
WARARKA MAANTA
Shir lagu dhexdhexaadinayo Farmaajo iyo Rooble oo bilowday
by Admin September 7, 2021Madaxweynaha xilligiisu dhamaaday Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa goordhow u bilowday shir lagu dhex dhexaadinayo kadib markii khilaaf ka dhashay shaqo joojinta Agaasimihii Nabad Sugida…
-
Hoos ka dhgeyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo C/llahi Maxamed C/raxman (Jeery)
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh aadan (Qalinle)
