Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
2021
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso+Sawiro:-Su’aal weydiintii Afaraad ku saabsan Bandhigga wacyigelinta sharciga.
by Warsan Radio September 5, 2021Bandhigan ku saabsan wacyigelinta sharciga oo doodiisa sedaxaad tan ay tahay Waxaa ka qeyb galayaa Isaaaq Cali Nuur oo ka socota Ururka qareenadda Koonfur Galbeed,waxaana iska kaashanaya Wasaarada Cadaalada iyo…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Bilaal Hilaal Sheekh Shuceeb
-
WARARKA MAANTA
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Shiinaha oo Ka qayb galay Shirka Maalinta Afrika
by Admin September 4, 2021Danjire Cawaale Cali Kullane Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dal waynaha Shiinaha ayaa khudbad muhiim ah ka jeediyay Shirka Maalinta Afrika ee hoos yimaada CIFTIS isagoo ku hadlayay magaca Dawladda Federaalka…
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo C/naasir Axmed Mayow (Shabdheh)
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso+Sawiro:-Su,aal weydiintii sedaxaad ku saabsan Bandhigga wacyigelinta sharciga.
by Warsan Radio September 4, 2021Bandhigan ku saabsan wacyigelinta sharciga oo doodiisa sedaxaad tan ay tahay Waxaa ka qeyb galayaa Maxamed Aadan Isxaaq (Mumadi)oo ka socota Ururka qareenadda Koonfur Galbeed,waxaana iska kaashanaya Wasaarada Cadaalada iyo…
-
WARARKA MAANTA
Dagaal Culus oo ka dhacay deegaanka Kudhaa iyo Al-shabaab oo guulo ka sheegatay
by Admin September 4, 2021Wararka naga soo gaaraya deegaanka Kudhaa ee gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay dagaal aad u xoogan oo dhexmaray ciidamada maamulka Jubbaland oo kaashanaya kuwa dowladda…
-
WARARKA MAANTA
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Hirshabelle oo lagu dhaawacay magaalada Jowhar
by Admin September 4, 2021Wararka ka imanaya magaalada Jowhar ee xarunta Dowlad Goboleedka Hirshabele ayaa sheegaya in lagu weeraray bam guri ay degenaayeen qaar ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabelle. Wararka ayaa waxa ay…
