Bandhigan ku saabsan wacyigelinta sharciga oo doodiisa sedaxaad tan ay tahay Waxaa ka qeyb galayaa Maxamed Aadan Isxaaq (Mumadi)oo ka socota Ururka qareenadda Koonfur Galbeed,waxaana iska kaashanaya Wasaarada Cadaalada iyo Ururka qareenadda Koonfur Galbeed.
Dhagystayaasha ayaa sidoo kale qeybaha danbe aragtidooda iyo sida ay dooda Ila socdaan kasoo dhiibtey.
Waana Su,aal weydiintii sedaxaad oo marti ku tahay qof ka socda Ururka qareenada Koonfur Galbeed, iyadoo kuwo kale oo sharcigan looga hadlayo soo socdaan.
Hoos ka dhageyso Dooda oo daadihineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)