Barnaamijka Arimaha Caalamka waxaa idin soo jeedinaaya Wariye Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
2021
-
WARARKA MAANTA
Doorashada kuraas ka mid ah golaha shacabka oo maanka ka dhacayso Baydhabo.
by Admin November 29, 2021Waxaa maanta lagu wadaa in Magaalada baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ay ka dhacdo doorashada afar kursi oo qeyb ka ah kuraasta Golaha Shacabka ee ka imaanaya Dowlad Goboleedka Koofur…
-
WARARKA MAANTA
Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wadahadlay iskaashiga ka dhexeeya labada dal.
by Admin November 29, 2021Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Soomaaliya Cabdisaciid Muuse Cali ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Turkiga u jooga Soomaaliya Danjire Mehmet Yilmaz oo wasiirka ugu tegay booqasho sharafeed.…
-
WARARKA MAANTA
Madaxda golaha wadatashiga qaran oo la filayo in ay ka shiraan hanaanka ay ku bilaabatay doorashada golaha shacabka.
by Admin November 29, 2021Waxaa lagu wadaa in kulan ay yeesheen golaha wadatashiga qaranka, kaasi oo la filayay in looga hadlo hanaanka ay ku bilaabatay doorashada golaha shacabka ee Baarlaamaanka Federaalka Soomaaliya. R/Wasaare Rooble…
-
WARARKA MAANTA
AKHRISO: Maxaa kasoo baxay kulankii dhexmaray Rooble iyo Midowga Musharaxiinta
by Warsan Radio November 28, 2021Kulan ay maanta isugu yimaadeen Ra’iisul Wasaaraha XFS iyo Xubnaha Midowga Musharaxiinta ayaa wax ay uga wada hadleen arimaha doorashooyinka dalka . Midowga Musharaxiinta ayaa walaac weyn ka muujiyay daahfurnaan…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya C/Rashid Axmed…
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada oo aqrinayo C/llahi Nuur Aadan (Jecelow)
-
WARARKA MAANTA
Kursiga saddexaad ee Golaha Shacabka oo goordhow lagu doortay Baydhabo
by Warsan Radio November 28, 2021Waxaa Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay weli ka socota doorashada kuraasta Golaha Shacabka, waxaana goordhow la doortay kursiga Saddexaad oo kamid ah Afarta kursi ee la qorsheeyay in Maanta…
-
Hoos ka dhageyso Warka oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
-
Hoos ka dhageyso Warka Subax ee Idaacada oo aqrinayo Subaxdan Wariye Maxamuud Cali C/llahi (Gaabshaa)

