Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya C/Rashid Axmed Ibraahim (Rashka Boy)
2021
-
WARARKA MAANTA
Ra’iisul Wasaare Rooble oo Guddoomiyey Shir Wadajir ah oo yeesheen Golaha Wasiirrada Heer Federaal iyo Galmudug
by Warsan Radio November 18, 2021Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen oo uu weheliyo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa guddoomiyey Shir wadajir ah oo ay yeesheen Golaha Wasiirrada Xukuumadda…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Qasim Maxamed Axmed
-
Hoos ka Dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinaayo Wariye Yuusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
-
WARARKA MAANTA
Kenya oo qabatay rag ku eedeysan Al-Shabaabnimo oo dhawaan ka baxsaday
by Warsan Radio November 18, 2021Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ciidamadeeda ay gacanta ku soo dhigeen saddex qof oo ku lug lahaa dambiyo argagaxisnimo oo ka baxsatay xabsiga Kamiti oo si weyn amnigiisa loo ilaaliyo.…
-
WARARKA MAANTA
Dalalka Khaliijka iyo Mareykanka oo soo saaray qoraal ka dhan ah Iran
by Warsan Radio November 18, 2021Mareykanka iyo dalalka ay xulufada yihiin ee Khaliijka ayaa Arbacadii ku eedeeyey Iran inay xasarad Nukliyeer iyo xasillooni darro Bariga Dhexe uga abuureyso gantaalladeeda ballistic-ga iyo diyaardaah drone-ka. Digniintan ayaa…
-
Hoos ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqriyo wariye Yuusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
-
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha K/Galbeed Oo Si Deg-Deg Ah Ugu Soo Laabtay Magaalada Muqdisho
by Warsan Radio November 18, 2021Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen oo maalmihii lasoo dhaafay safar qaatay maalmo ugu maqnaa dalka Turkiga ayaa Maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho. Garoonka…
-
WARARKA MAANTA
Dowladda Jabuuti oo walaac ka muujisay Colaada Itoobiya
by Warsan Radio November 18, 2021Dagaalka Itoobiya waxa uu halis ugu jiraa in uu meesha ka baxo horumarka dhaqaale ee 20 sano ee la soo dhaafay ka socday dalka yar ee ku yaal Geeska Afrika…
-
WARARKA MAANTA
Guddiga doorashooyinka oo ku baaqay in si deg deg ah loo soo xulo Ergooyinka doorashada Golaha Shacabka
by Warsan Radio November 18, 2021Afhayeenka Gudiga Doorashooyinka Heer Federaal Axmed Safiina ayaa sheegay in guddiga doorashooyinka Heer dowlad Goboleed ay u soo gudbiyeen liiska Shan kursi oo doorashadooda ay ku qabanayaan Magaalooyinka Dhuusamareeb &…

