Hoos ka dhageyso Warka GAlab ee Idaacada Warsan oo arinayo C/llahi Nuur Aadan *Jecelow)
2021
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinaayo Yuusuf Sheekh Aadan (Yuusuf Qalinle)
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/rashiid Axmed…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Qasim Axmed MAxamed
-
Gabadha ugu da’da yar dunida ee haysata billadda nabadda ee Nobel Peace Price, Malala Yousafzai ayaa waxa uu meherkeedu ka dhacay Magaalada Birmingham ee dalka Ingiriiska. Malala Yousafzai ayaa xalay…
-
WARARKA MAANTA
Hubka Ay Iran Siiso Xuutiyiinta Yemen Oo La Sheegay In Loo Soo Gudbiyo Soomaaliya
by Admin November 11, 2021Warbixin ay diyaarisay hay’ad fadhigeedu yahay magaalada Geneva ayaa lagu sheegay in hub ay Iran siiso xulafadeeda Xuutiyiinta Yemen si qarsoodi ah looga talaabiyo gacanka Cadmeed lana geliyo dalka Soomaaliya…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/rashiid Axmed…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Somaliland oo xilka qaadis iyo Magacaabis sameeyay
by Warsan Radio November 10, 2021Madaxweynaha, Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne oo uu xil ka qaadis iyo magacaabid ugu sameeyey masuuliyiin ka mida xukuumada, waxaana wareegtada ay u qorneyd.. Ku: Saleebaan Diiriye Cabdi…
-
WARARKA MAANTA
Booliska Somalia oo ka hadlay Shaqaaqo ka dhacday degmada Wadajir
by Warsan Radio November 10, 2021Xilli shalay guddoomiye kuxigeenka Siyaasadda degmada Wadajir uu sheegay in lagu qaaday Gaari uu watay weerar qorsheysan oo la doonayay in lagu dilo ayaa waxaa Shaqaaqadaas faah faahin ka bixiyay…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo C/llahi Maxamed C/Raxman (Jerry)
