Hoos Ka Dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinaayo Wariye C/laahi Nuur Aadan (Jeceelow)
2021
-
Hoos Ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinaayo Wariye Yuusuf Sheekh Aadan ( Yuusuf Qalinle) Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan was last modified: November 10th, 2021 by Warsan…
-
WARARKA MAANTA
Guddiga doorashooyinka oo dowlad Goboleedyada uga digay inay farageliyaan doorashada Gollaha Shacabka
by Admin November 10, 2021Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal Maxamed Xasan Cirro ayaa sheegay in doorashada Golaha Shacabka ay ku soo dhamaystiri doonaan mudda bil ah gudeheed ah inta ka harsan sanadkaan 2021,…
-
WARARKA MAANTA
Shaqaale Ka Tirsan Qaramada Midoobay Oo Lagu Xiray Magaalada Addis Ababa
by Admin November 10, 2021Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in 16 ka mid ah shaqaalaheeda qaranka lagu xiray caasimadda Itoobiya ee Addis Ababa halka lix kalena la sii daayay. Sida wararku ay sheegayaan Qaramada Midoobay…
-
WARARKA MAANTA
Puntland oo kasoo horjeesatay Shirka Shidaalka Afrika ee ka socda Dubai
by Admin November 10, 2021Iyada oo Magaalada Dubai ee waddanka isutaga Imaaraadka Carabta uu ka socdo Shirka Shidaalka dalalka Afrika ayaa Maamulka Puntland waxaa uu soo saaray War-saxaafadeed uu uga soo horjeedo Shirkaas. War-saxaafadeed…
-
Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweyne Qoorqoor ayaa lagu sheegay in labadan kursi ay ku tartami doonaan musharaxiinta kala ah 1- Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid iyo Cawil Nuur Cali iyo2-…
-
WARARKA MAANTA
DFS oo si kulul ula hadashay Midowga Afrika” Qaranka Soomaaliyeed ma aqbali doono caga- jiid, been abuur ah”
by Admin November 10, 2021Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa qaabilay xubnaha Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika oo ku soo gaaray Muqdisho booqasho shaqo oo seddex…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Farmaajo oo waraaqaha aqoonsiga ka gudoomay danjiraha Dalka Filand.
by Admin November 10, 2021Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa munaasabad ku qabsoontay Madaxtooyada Qaranka, waxa uu kaga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo safiirka cusub ee ay Jamhuuriyadda Finland u soo magacawday Soomaaliya Mudane Pirkka Tapiola.…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/rashiid Axmed…
-
Hoos ka Dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinaayo Wariye Maxamed C/raxamaan Cabdulle ( Suldaan Maleele) Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan was last modified: November 9th, 2021 by Warsan…
