Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/rashiid Axmed Ibraahim (Rashka Boy} Dhageysi wanaagsan
2021
-
Golaha Wasiirada Itoobiya ayaa ku dhawaaqay xaalad degdeg ah oo la geliyay dalka oo dhan, sida uu shaaciyay Wasiirka Cadaaladda Gedion Timoteos. Saraakiisha Itoobiya ee ku sugan caasimadda dalkaasi ee…
-
WARARKA MAANTA
Ciidamo gadoodsan oo xirtay wadada u dhaxeysa Garoowe & laas-Caanood
by Warsan Radio November 2, 2021Ciidamo ka tirsan kuwa Dowlad Goboleedka Puntland kana gadoodsan mushaar la’aan ayaa xirtay wadada isku xirta Magaalooyinka Garoowe & laas-caanood ee Gobada Nugaal & Sool. Ciidamada ayaa dadka iyo Gaadiidka…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo C/llahi Maxamed C/raxman (Jeery)
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
-
WARARKA MAANTA
Qoysas ay soo barakiciyeen Shabaab oo gaaray Degmada Waajid
by Admin November 2, 2021Waxaa mar kale maanta Degmada Waajid ee Gobolka Bakool gaaray qoysas fara-badan, oo maleeshiyada Al Shabaab ay ka soo barakiciyeen duleedyada degmadaasi. Qoysaskan ayaa barqanimadii maanta gaaray degmadaasi, iyagoo agabyadooda…
-
Hoos ka dhageyso Warka Subax ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Maxamuud Cali C/llahi (Gaabshaa)
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-ku celiska Barnaamijka wax soo saarka qeybtiisa 4aad
by Warsan Radio November 2, 2021ku celiska Barnaamijka Wax soo saarka oo Mowduuciisa oo yahay todobaadkaan xoojinta waxsoosaarka ama nidaamka korsiimada dalagyada kala duwan,carada iyo maaraynta biyaha iyo wadaaga aqoonta iyo xoojinta joogtada ah. Dhageyso:-ku…
-
WARARKA MAANTA
Soomaaliya oo laga hirgelinayo Xarunta ladagaallanka Ayaxa
by Warsan Radio November 1, 2021Wafdigan Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Federaalka Somaaliya iyo Wasiirada Beeraha ee Maamulada dalka ayaa waxaa ku soo dhaweeyay Garoonka diyaaradaha ee Garoowe Xildhibaanno, Madaxdada Wasaaradda Deegaanka, Beeraha iyo isbadalka…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/rashiid Axmed…
