Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
2021
-
WARARKA MAANTA
Xiisad ka dhalatay Doorashada Golaha Deegaanka oo Baraawe ka taagan
by Admin November 4, 2021Degmada Baraawe ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxaa ka taagan xiisad ka dhalatay Doorashada Golaha Deegaanka ee degmadaasi. Arbacadii shalay waxaa degmadaasi ka dhacay iska horimaad hubeysan, ka dib markii…
-
Muddo sanad ah ayaa laga jooggaa markii uu dalka Itoobiya ka bilowday dagaalka ay Dowladda Federaalka kula jirto Jabhadda TPLF. Ra’iisal Wasaare Abiy Ahmed ayaa 4-tii bishii November ee sanadkii…
-
Diyaarad nooca xamuulka oo u rarneyd Shirkadda Daruuro ayaa maanta ku burburtay Garoonka Diyaaradaha Degmada Doolow ee Gobolka Gedo. Korneyl Aadan Axmed Xirsi (Aadan Rufle) oo ka tirsan Saraakiisha Ciidanka…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/rashiid Axmed…
-
WARARKA MAANTA
Qaramada Midoobay oo soo saartey warbixin sheegeysa in dambi dagaal uu ka dhacey Itoobiya
by Warsan Radio November 3, 2021Baaritaan ay Qaramada Midoobay ku sameysay xad-gudubyada ka dhanka ah Xuquuqda Aadanaha ee ka dhacey gobolka Tigreega ee dalka Itoobiya, ayaa lagu ogaadey in dhammaan dhinacyada isku haya colaadda ay…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
-
WARARKA MAANTA
Khatar intee le’eg ayay TPLF iyo OLA ku yihiin Dowladda Itoobiya
by Admin November 3, 2021Jabhadda Xoreynta Oromada (OLA) ayaa dhawaan sheegtay inay la midowday Jabhadda Gobolka Tigrayga ee TPLF, oo dagaal kula jirta Dowladda Federaalka Itoobiya. Labaduba waxay sheegeen inay isku bahaysanayaan, oo ay…
-
WARARKA MAANTA
Hay’adda NISA oo lagu eedeeyay inay is hortaagtay baaritaanka kiiska Ikraan Tahliil
by Admin November 3, 2021Ma muuqato wax horumar ah oo weli laga sameeyay baaritaanka kiiska Ikraan Tahliil Faarax, tan iyo 24-kii bishii July, markaas oo qoyskeeda ay Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida u gudbiyeen liis…
-
Hoggaanka Nabadgelyada ee Maamulka Magaalada Addis Ababa ayaa sheegay in magaalada laga bilaabi doono hawlgal guri guri ah, oo markaasi amniga lagu xaqiijinayo. Maamulka ayaa dadka deegaanka faray in cid…
