Hoos ka dhageyso warka Duhurnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
2021
-
Hoos ka dhageyso Warka Subax ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Maxamuud Cali C/llahi (Gaabshaa)
-
WARARKA MAANTA
Maxkamadda Cadaaladda Caalamiga oo maanta go’aan ka gaaraysa kiiska badda
by Admin October 12, 2021Maxkamadda Cadaaladda Caalamiga ayaa maanta lagu wadaa inay shaaciso go’aankeeda ku aaddan dacwadda badda Somaliya, ee ay Kenya muranka gelisay. Tan iyo sanadkii 2014 oo uu soo jiitamayay kiiska dacwadda…
-
Hoos ka dhageyso ku celiska Barnaamijka Wax soo saarka oo aan uga hadleyno Wax soo ssarka Beeraha iyo la qabsiga hababka casriga ah ee Caalamka. Iyadoo laga duulaayo Cimilada sii…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/Rashiid Axmed…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
-
Hoos ka dhageyso Warka Galabnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo C/llahi Nuur Aadan (Jecelow)
-
Ciidamada Boolis AMISOM ayaa saaka la geeyay magaalada Baraawe, si ay uga qeyb qaataan howlaha sugida Amniga doorashada Golaha Shacabka oo la filayo in todobaadyada soo socoto ka bilaabato. Degmada…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweyne laftagareen oo Wakiilada Beesha Caalamka kala hadlay dadkii la soo musaafuriyay
by Admin October 11, 2021Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan la qaatey wakiilo ka socdey beesha caalamka oo ay uga horeyso kuxigeenka Wakiilka qaramadda midoobe ee soomaaliya ayna qeyb…
-
Hoos ka dhageyso warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
