Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
2021
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo C/llahi Nuur Aadan (Jecelow)
-
WARARKA MAANTA
Lafta-gareen” Waxaa naga go’an ilaalinta qoondada haweenka”
by Admin September 18, 2021Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Guddiga xaqiijinta qoondada haweenka ee uu Magacaabay Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble. Madaxweynaha…
-
WARARKA MAANTA
Ra’iisal wasaare Rooble oo guddoomiyey shirka tiirka dhaqaalaha (Sawirro)
by Admin September 18, 2021Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay shirka tiirka dhaqaalaha ayaa Xafiiska hantidhowraha guud ee Qaranku ku soo bandhigay xogta dhaqangalka mashaariicda horumarineed ee dalka,halka Wasaaradda qorsheyntuna soo…
-
WARARKA MAANTA
Midowga Yurub oo war kasoo saaray khilaafka Madaxweyne Farmaajo iyo Raysal Wasaare Rooble
by Admin September 18, 2021Midowga Yurub oo ka hadlay arrimaha Soomaaliya ayaa ugu baaqday Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Raysal Wasaare Maxamed Xuseen Rooble iney soo gabagabeeyaan khilaafka siyaasadeed ee ragaadiyay labada masuul maalmahii…
-
WARARKA MAANTA
Doorashada laba ka mid ah kuraasta Aqalka sare oo maanta ka dhaceysa Jowhar
by Admin September 18, 2021Maamulka Hirshabeelle ayaa shaaciyay in maanta oo Sabti ah magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe ay ka dhaceyso doorashada laba ka mid ah kuraasta Aqalka sare xubnaha ku matalaya Hirshabeelle…
-
WARARKA MAANTA
Faransiiska Oo Dib Ugu Yeertay Safiiradii Ka Joogay Maraykanka Iyo Australia
by Admin September 18, 2021Faransiiska ayaa sheegay inay dib ugu yeerayaan safiirradoodii Mareykanka iyo Australia si ay wadatashi ula yeeshaan, kadib markii ay heshiis amni gaareen dowladaha Maraykanka,Australia iyo weliba UK. Wasiirka arrimaha dibedda…
-
WARARKA MAANTA
Dowlada Maraykanka Oo Ka Hadashay Khilaafka Farmaajo Iyo Rooble
by Admin September 18, 2021Dowlada Maraykanka ayaa markii ugu horeysay ka hadashay khilaafka sii socda ee u dhexeeya Madaxweynaha muddo xilleedkiisu dhamaaday Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha muddo xilleedkiisu dhamaaday ee Maxamed Xuseen…
-
WARARKA MAANTA
Beesha Caalamka Oo Ka Hadashay Khilaafka U Dhexeeya Madaxweynaha Iyo Ra’iisul Wasaaraha
by Admin September 18, 2021Wadamada iyo hay’adaha daneeya arrimaha dalka Soomaaliya ayaa si wadajir ah uga soo saaray war saxaafadeed khilaafka u dhexeeya Madaxweynaha muddo xilledkiisu dhamaaday iyo Ra’iisul Wasaaraha xil gaarsiinta. War Saxaafadeedka…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
