Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/llahi Nuur Aadan (Jecelow) Dhageysi wanaagsan.
February 26, 2022
-
Hoos ka dhagesyo Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Maxamed C/raxaman Cabdulle (Maleele)
-
WARARKA MAANTA
Dowladda Ukraine oo shaacisay khasaaraha ka dhashay weerarka Ruushka
by Warsan Radio February 26, 2022Wasiirka caafimaadka ee Ukraine ayaa sheegay in 198 qof oo rayid ah, oo ay ku jiraan saddex carruur ah, ay ilaa hadda dileen ciidamada Ruushka. “Nasiib darro, marka loo eego…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Qoorqoor oo saxiixay 10 Sharci ah oo cusub
by Warsan Radio February 26, 2022Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor ayaa maanta saxiixay ilaa 10 Sharci oo kasoo gudubtay Golaha Baarlamaanka Galmudug Munaasabada Madaxweynaha ku saxiiyay Sharciyadaan ayaa waxaa Goobjoog ka…
-
Hoos ka dhageyso warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axed (bidhaan)
-
Hoos ka dhageyso warka duhur ee idaacada warsan, tabiye Wariye (Yuusuf sheekh Aadan)
-
Ciidamada Ruushka ayaa qabsaday magaalada Melitopol ee gobolka koonfurta Ukraine ee Zaporizhzhya, sida ay sheegeen wakaaladaha wararka Ruushka ee Interfax iyo Sputnik oo soo xiganaya wasaaradda difaaca ee dalkaasi. Melitopol…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky”Ma lumin karno caasimadda.”
by Warsan Radio February 26, 2022Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyy ayaa mar sii horeysay sheegay in ciidamada Ruushka ay isku dayi doonaan inay qabsadaan Kyiv ka hor waaberiga, isagoo uga digay dagaalyahanada qaranka inay feejignaadaan, wuxuuna…
-
Barnaamijka Arimaha Caalamka waxaa idin soo jeedinaaya Wariye Shukri Ismaciil Axmed (Shukri Bidhaan)
-
Dagaalka xooggan ayaa haatan ka socdaa deegaanka Vasylkiv ee dhaca Kiev, Sida laga soo xigtay qoraal ay bogga Facebook soo dhigeen militeriga Ukraine. Waxay sidoo kale sheegeen in dagaalka uu…
