Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/llahi Nuur Aadan (Jecelow) Dhageysi wanaagsan.
March 9, 2022
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Ku celiska Barnaamijka Beeraha oo looga hadlaayo Caafimaadka Cuntada iyo nafaqada
by Warsan Radio March 9, 2022Hoos ka dhageyso ku celiska Barnaamijka Beeraha oo looga hadlaayo Caafimaadka Cuntada iyo nafaqada waxaa soo saartey Hayada Qaramada Midoowe uqaabelsan Cunada iyo Beeraha ee FAO oo kaa shaneysa Idaacada…
-
WARARKA MAANTA
Sirdoonka Maraykanka oo ka digay arrin uu Putin ‘damacsan yahay
by Warsan Radio March 9, 2022Guuldarrooyinka militari ee Ruushka ee Ukraine, oo ay weheliso cunaqabatayn dhaqaale ee curyaamisay, ayaa waxay u badan tahay inay ku dhiirageliso madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin inuu dagaalka magaalada Kyiv u…
-
WARARKA MAANTA
Maamulka Hir-Shabeelle oo shaaciyay Jadwalka doorashada Saddex Kursi
by Warsan Radio March 9, 2022Guddiga Doorashada heer dowlad Goboleed ee maamulka Hirshabelle ayaa ku dhawaaqay in la fasaxay kuraastii hore loo hakiyay ee uu muranka ka taagnaa kadib markii xal laga gaaray. Guddiga ayaa…
-
WARARKA MAANTA
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo Maanta riday xukun dil ah
by Warsan Radio March 9, 2022Maxkamada darajada Koowaad ee Ciidamada qalabka sida qeybteeda 27aad ayaa Maanta waxaa ay xukun ku riday Askari ka tirsan Ciidanka dowlada ee ku sugan degmada Beled-Xaawo, kaas oo horay u…
-
Hoos ka dhageyso Warka Galabnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Mxamed C/raxmna Cabdulle (Maleele)
-
WARARKA MAANTA
Wararkii ugu dambeeyay Shirar gaar gaar ah oo ka socda Beledweyne
by Warsan Radio March 9, 2022Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka hiiraan gaar ahaan Xarunta Maamulka ee lamagalaay waxaa ka socda shirar gaar gaar ah oo u dhaxeeya madaxweynaha Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe, kuxigeenkiisa Yuusuf Axmed Hagar…
-
WARARKA MAANTA
Howlgal dad lagu qab qabtay oo laga sameeyay Magaalada Muqdisho
by Warsan Radio March 9, 2022Ciidamo katirsan Booliska Soomaaliya ayaa xalay waxaa qeybo kamid ah degmada Kaaraan ee Gobolkan Banaadir ay ka sameeyeen howlgallo baaritaan ah oo dad farabadan lagu qabqabtay Howlgalka oo ahaa mid…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhurnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh aadan (Qalinle)
-
WARARKA MAANTA
DFS oo sheegtay in dagaal lagu qabtay Saraakiil katirsan Al-Shabaab
by Warsan Radio March 9, 2022Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo ay wehlinayeen kuwo katirsan daraawiishta Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay degaano hoostaga degmada Jamaame oo katirsan Gobolka Jubbada Hoose. Intii ay Ciidamada…

