Hoos Ka dhageyso Warka Galab ee idaacada Warsan Tabiye Yuusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
March 2022
-
WARARKA MAANTA
Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo shaaciyay liska Kuraasta lix kursii ee doorashadooda laga qaban doono Magaalada Baydhabo
by Warsan Radio March 4, 2022Guddiga hirgelinta doorashada Maamulka Koonfur Galbeed ee SEIT ayaa Maanta jimco ah shaaciyay qaar kamid ah kuraasta deegaan doorashadoodu tahay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay, ahna Caasimadda KMG ah…
-
WARARKA MAANTA
Dal Hor Leh Oo DF Ka Ballan Qaaday Soo Dhaweynta Soomaalida Ka Carartay Dagaalka Ukraine
by Warsan Radio March 4, 2022Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa wadahadal khadka teleefoonka ah kula yeeshay dhiggiisa Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Serbiya, Nikola Selaković. Wasiir Cabdisaciid ayaa…
-
WARARKA MAANTA
Jubbaland Iyo Guddiga Loo Xil Saaray Arrinta Garbahaareey Oo Kulankii Ugu Horreeyay Yeeshay
by Warsan Radio March 4, 2022Madaxweyne ku-xigeenka Koowaad ee dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa daahfuray kulankii Koowaad ee ay Guddiga uu Ra’iisul Wasaaraha xilgaarsiinta u xilsaaray qiimeeynta xaaladda deegaan doorashada labaad ee Jubaland Garbahaarey…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Puntland Oo Xil Cusub U Magacaabay Agaasimihii Ciidanka PSF Diyaano
by Warsan Radio March 4, 2022Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa xil cusub u magacaabay Agaasimihii hore ee Ciidanka PSF Maxamuud Cismaan Diyaano oo uu horey xilka qaadis ugu sameeyay, ayna tallaabadaas ka…
-
Hoos Ka dhageyso Warka duhur ee idaacada Warsan, Tabiye Shukri Ismaciil Ahmed (Shukri Bidhan)
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/llahi…
-
WARARKA MAANTA
Soomaaliya iyo Hungary oo ka wada hadlay fursado waxbarasho oo loo fidiyo ardayda Soomaaliyeed ee ka soo qaxay Ukraine
by Warsan Radio March 3, 2022Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhiggiisa Hungary ayaa ka wada hadlay fursado waxbarasho oo loo fidiyo ardayda Soomaaliyeed ee ka soo qaxay Ukraine Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhurnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
-
WARARKA MAANTA
Diiwaangelinta Musharixiinta Kuraas kamid ah Golaha Shacabka oo Maanta dhaceysa
by Warsan Radio March 2, 2022Guddiga hirgelinta doorashooyinka Heer dowlad Goboleed ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa la filayaa in Maanta oo Arbaco ah ay diiwaangeliyaan musharrixiinta lix kamid ah kuraasta Golaha Shacabka oo doorashadooda ka…

