Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Warsan oo aqrinayo Shuri Ismaaciil Axmed ( Shuri Bidhaan)
April 2022
-
WARARKA MAANTA
Guddida doorashada oo fasaxay laba kursi oo ka mida afar kursi oo ay hore u hakiyeen
by Warsan Radio April 14, 2022BAYDHABO :- Guddida hirgelinta doorashada ee heer federal ee Soomaaliya ayaa sheegay inay fasaxeen laba ka mid ah afar kursi oo ay hore u hakiyeen. Guddida doorashada oo shir jaraa’id…
-
WARARKA MAANTA
Natiijada tartanka Caawa Wadajir B vs Cadaada A ee Ardio Warsan
by Warsan Radio April 13, 2022Hoos ka dhageyso natiijada tartan aqooneedka Radio Warsan oo caawa u dhaxeeyeey xaafadaha kala Wadair B iyo Cadaada A,xaafad walba waxaa la su’aaley 7 su’aal Wadajir waxey heshey 16 dhibcood…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Barnaamijka Nafaqada Wanagsan iyo Badqabka Cunada
by Warsan Radio April 13, 2022Hoos ka dhageyso barnaamijka oo looga hadlaayo barashada nafaqada wanagsan iyo badqabka cunada barnaamijka ayaa waxaa soo saartey hayada cunada iyo beeraha ee FAO oo kaa shaneysa Radio Warsan Dhageyso:-Barnaamijka…
-
WARARKA MAANTA
10 Wariye oo ka mid ah Wariyaasha ka hawlgala Soomaaliland oo xabsiga loo taxaabay.
by Warsan Radio April 13, 2022Duhurnimadii maanta ayaa Saldhiga weyn ee Magaalada Hargeysa waxaa ka dhaxdhacay israsaaseyn u dhaxeysay Ciidanka Asluubta iyo maxaabiista ku xiran Xabsiga weyn ee Magaalada Hargeysa. Warar kala duwan ayaa kasoo…
-
WARARKA MAANTA
Wafdiga Xal Raadinta Ee Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ayaa Soo Gaaray Magaalada Baydhabo
by Warsan Radio April 13, 2022Waxaa Goordhow Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay gaaray Guddoomiyaha Guddiga doorashiooyinka heer Federaal Muuse Geelle Yuusuf iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka ambabaxay Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho. Guddoomiye…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Warsan oo aqrinayo Shuri Ismaaciil Axmed ( Shuri Bidhaan)
-
WARARKA MAANTA
laamaha Amniga Jubbaland oo War kasoo saaray qarax khasaaro geystay oo ka dhacay Kismaayo
by Warsan Radio April 13, 2022Qaraxa oo geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah ayaa waxaa uu ka dhacay magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose, waxaana lagu weeraray guri uu daganaa mid kamid ah masuuliyiinta maamulka…
-
WARARKA MAANTA
Maamulka Jubbaland & Wakiilka QM oo ka wada hadlay 16 kursi ee Gobolka Gedo
by Warsan Radio April 13, 2022Madaxwayne ku-xigeenka Koowaad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan, ayaa shir ku qabsoomay habka fogaan aragga la yeeshay ergayga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya…
-
WARARKA MAANTA
Guddiga doorashooyinka Heer Federaal oo Xubno xal raadin ah Maanta u diraya Baydhabo
by Warsan Radio April 13, 2022Maanta oo Arbaco ah ayaa waxaa lagu wadaa in Xubno kamid ah Guddiga doorashooyinka Heer Federaal ay tagaan Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ee dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed. Qoraal…

