Beesha Caalamka oo baaq u dirtay Xildhibaanada golaha Shacabka written by Warsan Radio 14/05/2022 Beesha Caalamka ayaa ugu baaqday Xildhibaannada labada Aqal inay Beri doortaan Musharraxa la imaanayo tayo hoggaamineed.War Saxaafadeed kusoo baxay beesha Caalamka ayaa lagu sheegay in ay ka go,an tahay in ay sii taageeraan Soomaaliya.“Waxaan ku boorinaynaa Xildhibaanada inay ku codeeyaan damiirkooda iyagoo dooranaya musharaxa ay rumeysan yihiin inuu la imanayo siyaasadda iyo tayada hogaamineed ee lagu hormarinayo nabad, xasillooni, barwaaqo, iyo dowladnimo suuban sanadaha soo socda” ayaa lagu yiri warka kasoo baxay beesha Caalamka.Xildhibaanada labada Aqal ayaa berri lagu waddaa in ay doortaan Madaxweynaha dalka hoggaamin doona Afarta sano ee Soo socota. Beesha Caalamka oo baaq u dirtay Xildhibaanada golaha Shacabka was last modified: May 14th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Wark Galab ee Radio Warsan next post Daahir Maxamuud Geelle oo shaaciyay in uu ka haray tartanka Madaxweynaha You may also like Madaxweyne Erdogan oo farriin u diray dalalka Khaliijka iyo Masar 02/06/2021 Xisbiga Amni iyo Cadaalad oo War Ka Soo saaray Arintii Mudane Mukhtaar Roobow iyo Xaraashkii Shidaalka Somaliya 09/02/2019 Ciidamo Ahlu sunna taabacsan oo weeraray Saldhigga Booliiska Guriceel. 28/02/2020 Tirada dadka ku dhintay qaraxa Magalada Beirut oo la shaaciyay 05/08/2020 Midowga Afrika oo ku booriyay dowladda Soomaaliya in la dedejiyo dhameystirka doorashada 15/12/2021 Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan 22/11/2019 Sawiro;-Xasan Sheekh oo furay shirka Golaha Wadatashiga Qaran 11/09/2022 Dab khasaaro geystay oo ka kacay Suuqa weyn ee Magaalada Boosaaso 14/06/2021 Akhriso:-Ra’iisul Wasaare Khayre iyo Agaasimaha Maamulka Bangiga Adduunka Oo Kulan Ku Yeeshay Geneva 18/12/2019 Dhageyso: Barnaamijka Kulanka Warsan 16/11/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.