Guddoonka baarlamaanka oo kulan ku saabsan Amniga doorashada la qaatay howlgalka ATMIS written by Warsan Radio 14/05/2022 Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare mudane Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa waxay maanta kulan ku saabsan amniga doorashada la yeesheen gudigga qabanqaabada doorashada madaxweynaha JFS iyo sarkiisha sare ee howlgalka ATMIS.Shirka waxaa ka soo qeyb galay ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Midowga Africa marwo Fiona Lortan, Taliyaha Guud ee (sector1) Maj. Gen William Shume, Taliyaha Guud ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jen. Cabdi Xasan Maxamed Xijaar iyo saraakiil sare oo ka tirsan howlgalka ATMIS iyo Booliska Soomaaliyeed.Guddoomiyaha ayaa saraakiisha faray in ay ka wada shaqeeyaan sidii ay isaga kaashan lahaayeen in doorashada ay ku dhacdo si nabad ah. Guddoonka baarlamaanka oo kulan ku saabsan Amniga doorashada la qaatay howlgalka ATMIS was last modified: May 14th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Warsan next post Ciidanka dowladda oo dagaal kula wareegay degaanka Sangooye You may also like Madaxweyne Lafta Gareen oo saraakiisha ciidanka kala hadlay sidii go’doonka looga qaadi lahaa Xudur 18/01/2021 Madaxweyne Deni & kuxigeenkiisa oo kulan gaar ah ka yeeshay khilaafkii u dhaxeeyay 01/06/2022 Dhageyso:-Barnaamijka kulanka Warsan ee Caawa Waxaa idin Soo Gaarsiini Doona Aadan Geeseey Dhageeysi Wanaagsan, 23/08/2016 Dhageyso:-Dood ku saabsan Dhiirrigelinta nabadda iyo dimuqraadiyadda mark loo eego xaaladaha doorashooyinka. 15/04/2021 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 28/05/2020 Putin oo ka hadlay Israa’iiliyiin lagu weeraray Ruushka iyo Mareykanka oo ka jawaabay hadalkaas 31/10/2023 Madaxweyne Deni oo shaaciyey inay burburiyeen shabakado ay leeyhiin Al-Shabaab iyo Daacish 05/05/2020 Magaalada Wabxo oo laga soo saaray Miinooyin lagu aasay 23/08/2023 Dhageyso:-asaarada Arimaha Gudaha Koonfur galbeed oo shaacisay Wakhtiga uu furmayo Shirka maamul u samenta Ceelbarde 19/10/2017 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 21/08/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.