Hoos ka dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
May 2022
-
Baydhabo-Radio-Warsan-Boqorka Sacuudiga Carabiya Boqor Salmaan Bin Cabdulcasiis ayaa la dhigay isbitaal ku yaalla magaalada ku taalla badda cas ee Jeddah, si baaritaanno caafimaad loogu sameeyo, sida ay sheegtay wakaaladda wararka…
-
WARARKA MAANTA
Wasaarada Waxbarashada KG Oo Shaacisay Jadwalka Imtixaanaadka Shahaadiga Ah ee Fasalka 8aad.
by Warsan Radio May 8, 2022Baydhabo-Radio warsan-Wasaarada Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Ee Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Warqad ka soo baxday Xafiiska Agaasimaha Imtaxaanaadka iyo Shahaadooyinka lagu Shaaciyay Jadwalka Imtixaanaadka Shahaadiga Ah ee Fasalka 8aad…
-
WARARKA MAANTA
Millateriga Masar oo qirtay sarkaal iyo askar weerar looga dilay
by Warsan Radio May 8, 2022Baydhabo-Radio Warsan-Afhayeenka milatariga Masar ayaa sheegay in weerar lagu qaaday unug ciidan ah oo ilaalinaysay goob biyaha lagu sifeeyo oo ku taal bariga gacanka Suways ay ku dhinteen sarkaal iyo…
-
WARARKA MAANTA
Ciidanka NISA oo sheegay inay dileen Xubno katirsan Al-Shabaab
by Warsan Radio May 8, 2022Baydhabo- Radio warsan-Ciidamada Nissa gaar ahaan kuwa hubeysan ee Duufaan ee ku sugan Gobolka Gedo ayaa la sheegay inay xubno katirsan Ururka Al-Shabaab oo isku dayay inay weerar jidgal ah…
-
WARARKA MAANTA
Hay’ad baaq deg deg ah kasoo saartay Macalimiin u xiran Iiraan
by Warsan Radio May 8, 2022Dawladda Iran ayaa xirtay ku dhawaad 40 macallin oo dalkaasi oo dhan laga qabqabtay ilaa 1dii bishan May, sida laga soo xigtay Hay’adda xuquuqda aadamaha ee Human Rigths Watch (HRW).…
-
WARARKA MAANTA
Diiwaangelinta musharrixiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya oo Maanta bilaabaneysa
by Warsan Radio May 8, 2022Guddiga isku-dhafka ah ah ee qaban qaabada doorashada Madaxweynaha Soomaaliya lagana soo kala xulay Xildhibaannada labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta Magaalada Muqdisho ka bilaabaya diiwaangelinta iyo lacag qabashada…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
-
WARARKA MAANTA
Ciidamada dowladda oo furay Wadooyin ay go,doomiyeen Shabaab
by Warsan Radio May 7, 2022Ciidanka Xoogga dalka ayaa ku guuleystay inay isku furaan wadooyinka isku xira degmooyinka Waajid, Tiyeeglow iyo Qansaxdheere oo gobolada Baay iyo Bakool ka kala tirsan. Ururka 45-aad, guutada 8-aad, qeybta…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Ukraine oo shuruud ku xiray in uu wadahadal la galo Ruushka
by Warsan Radio May 7, 2022Ka dib markii konton qof oo rayid ah ay u suurto gashay in laga saaro magaalada go’doonsan ee Mariupol Jimcihii, ayaa madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelensky, sheegay heshiis dhex mara iyaga…

