Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed C/raxman (Maleele} Dhageysi wanaagsan
May 2022
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo caawa aqrinayo Yusuf Sheikh Adan (Qalinle) Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan was last modified: May 4th, 2022 by Warsan Radio
-
WARARKA MAANTA
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay Saraakiisha Ciidanka ATMIS
by Warsan Radio May 4, 2022Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan muhiim ah la qaatay saraakiisha sare ee ciidanka howlgalka nabad ilaalinta ATMIS. Ku-xigeenka ergeyga gaarka ah ee midowga…
-
WARARKA MAANTA
Aqalka Sare iyo dowladda Talyaaniga oo ka wada hadlay dardargalinta doorashada Madaxweynaha
by Warsan Radio May 4, 2022Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Golaha Aqalka Sare BFS Mudane Cali Shacbaan ibraahim oo xafiiskiisa Aqalka Sare kulan kula qaatay Safiirka Dowladda talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Alberto Vecchi ayaa guddoomiyaha…
-
WARARKA MAANTA
Burundi oo ka hadashay khasaaraha Ciidamadooda ka soo gaaray weerarkii Ceelbaraf
by Warsan Radio May 4, 2022Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab oo ku hubeysan qoryo iyo walxaha qarxa ayaa shalay weerar culus ku qaaday saldhig ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ay ku leeyihiin gudaha dalka Soomaaliya, waxaana…
-
WARARKA MAANTA
SAWIRO:-Booliska Gobolka Jubbada Hoose oo soo bandhigay Rag ku eedeysan inay xadeen Ari
by Warsan Radio May 4, 2022Taliska Ciidamada Booliiska Gobolka Jubbada Hoose ee Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa Maanta Magaalada Kismaayo kusoo bandhigay Rag ku eedeysan inay xadeen Ari. Ragga la soo bandhigay oo laba ah ayaa…
-
Hoos ka dhageyso Warka Galabnimo ee Radio Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
-
WARARKA MAANTA
Shir laga yeeshay Amniga degmada Cabudwaaq oo dilal ay ka dhaceen
by Warsan Radio May 4, 2022Kusimaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa Shir gudoomiyay Shirka Amniga Dagmada Cabudwaaq ee Gobolka Galgaduud. Shirka oo ay ka qayb galeen maamulka Dagmada, Laamaha Amniga Dagmada,…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:- Magacyada Guddiga doorashada Madaxweynaha Somalia ee la Magacaabay
by Warsan Radio May 4, 2022Xildhibaannada Golaha Shacbaka iyo Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulamo kala gooni gooni ah oo ay Maanta yeesheen waxaa ay iska soo xuleen Guddiga qaban qaabada doorashada Madaxweynaha Soomaaliya.…
-
Hoos ka dhagesyo Warka Duhurnimo ee Radio Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
