Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed C/raxman (Maleele} Dhageysi wanaagsan.
June 5, 2022
-
WARARKA MAANTA
Wafdi Ka Socday Dowladda Itoobiya Oo Maanta Soo Gaaray Magaalada Muqdisho
by Warsan Radio June 5, 2022Wafdi ka socday dowladda Federaalka Itoobiya oo uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha dibadda ee dalkaas Itoobiya Mogamed Rafie Abaraya ayaa duhurnimadii Maanta soo gaaray Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho, iyadoo soo…
-
Baydhowy-{WMN}Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Radio Warsan oo aqrineyso Maxamuud Ali Abdullahi (Gaabshaa)
-
WARARKA MAANTA
Guddoomiyaha Aqalka Sare oo Safiirka Qatar kala hadlay u gurmashada dadka ay saameysay Abaarta
by Warsan Radio June 5, 2022Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta oo Axad ah xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Qatar u fadhiya Soomaaliya Danjire Xasan Bin Xamze Haashim. Qoraal…
-
WARARKA MAANTA
Dil ka dhacay degan ka tirsan Galgaduud & xiisad ka taagan
by Warsan Radio June 5, 2022Maleeshiyaad hubeysan ayaa Maanta barqadii waxaa ay Nin Shacab ahaa ku dileen degaanka Dalsan oo dhinaca Bariga kajira Dagmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud, iyaga oo dilka kadib goobta ka baxsaday.…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweyne laftagareen & Guddoomiyaha Waajid oo ka wada hadlay Go’doonka ay saareen Al-Shabaab degmada
by Warsan Radio June 5, 2022Baydhowy-{WMN}-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada ee Maaalada Baydhabo ku qaabilay Guddoomiyaha Maamulka Degmada Waajid ee Gobolka Bakool oo oo kamid ah degmooyinka ay…
-
Baydhowy-{WMN}-Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Radio Warsan oo aqrinayo Maxamed Adan (Socodaal)
-
WARARKA MAANTA
SAWIRO:-Galmudug oo soo bandhigtay Ciidamo loo diyaariyay la-dagaalanka Al-Shabaab
by Warsan Radio June 5, 2022 -
Hoos ka dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
-
WARARKA MAANTA
Dagaal ay ku dhinteen laba Nin walaalo ah oo ka dhacay Gobolka Sool
by Warsan Radio June 5, 2022

