Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed C/raxman (Maleele} Dhageysi wanaagsan.
June 13, 2022
-
WARARKA MAANTA
Mareykanka Oo Soomaaliya Ka Taageeraya Gurmadka Loo Fidinayo Dadka Abaaruhu Saameeyeen
by Warsan Radio June 13, 2022Baydhowy-{WMN}-Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha gurmadka abaaraha Md C/raxmaan C/shakuur ayaa maanta kulan la yeeshay ku xigeenka wasiirka arrimaha dibedda Maraykanka Victoria Nuland oo booqasho ku…
-
Baydhowy-{WMN}-Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Radio Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheikh Adan (Qalinle)
-
WARARKA MAANTA
Kulankii Golaha Shacabka oo lagu dhaariyay Xubno kamid noqonaya Guddiga Arrimaha Dastuurka
by Warsan Radio June 13, 2022Baydhowy-{WMN}Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Sheikh Adan Mohamed Nur-Madobe iyo ku-xigeennadiisa oo ka qeyb galay Kalfadhiga 1-aad kulankiisa10-aad, oo maanta Ajandihiisu ahaa aqrinta 1aad xeer-hoosaadka Golaha Shacabka, waxaana Golaha…
-
Baydhowy-{WMN}-Hoos ka dhageyso Warka Galabnimo ee Radio Warsan oo aqrinayo Mukhar Sheikh Adan (Dalmar)
-
WARARKA MAANTA
Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Qaabilay Safiirka Dowladda Sacuudiga Carabiya
by Warsan Radio June 13, 2022Baydhowy-{WMN}-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa qaabilay safiirka Dowladda Boqortooyada Sacuudiga Carabiya u fadhiya Soomaaliya Mudane Axmed Bin Maxamed Al-Muwalad, oo ay ka wada hadleen xiriirka…
-
Baydhowy-{WMN}-Hoos ka dhageyso Barnaamijka Bandhiga Warsan Radio oo aqrinayo Abdiraxmaan Maxamed Axmed (Odey)
-
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Ukraine Oo Codsaday In La Siiyo Qalabka Difaaca Gantaallada Ee Israa’iil
by Warsan Radio June 13, 2022Baydhowy-{WMN}-Madaxweynaha Ruushka Volodymyr Zelensky ayaa codsaday in dalkiisa la siiyo hubka casriga ah ee difaaca gantaallada si uu dalkiisa uga hortaggo weerarada Ruushka. Wuxuu sheegay in dalkiisa lagu soo riday…
-
Hoos;-Dhageyso:- Barnaamijka Athiiny kydeyooy qeybtiisa 2aad waxaa looga hadlaya Faaidada haweenka ganacsatada ay u leedahay in hantidooda ay ku keydsadaan Bangiyada barnaamijkan waxaa iska kaashanayaan Idaacada Warsan iyo BBCMedia action,Waxaana…
-
WARARKA MAANTA
Dowladda oo sheegtay in howlgal lagu dilay Xubno katirsan Al-Shabaab
by Warsan Radio June 13, 2022Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howgal qorsheeysan ka sameeyay degaanka Qabdho oo hoostaga degmada matabaan ee gobolka hiiraan halkaas oo mararka qaar lagu arki jiray Xubno katirsan Al-Shabaab. Howlgalka oo…

