
Baydhowy-{WMN}-Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Radio Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheikh Adan (Qalinle)
Baydhowy-{WMN}-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay kulan Casho ahaa la qaatay Xildhibaano katirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya, isaga oo kala hadlay arrimo dhowr oo ku saabsan xaaladda dalka.…
Waxaa saaka xaalad deganaansho ah laga dareemayaa degaanka Bacda oo hoostaga degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan halkaas oo ay ku dagaalameen Ciidamada dowladda iyo kuwa degaanka ah ee loo yaqaano…
