Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed C/raxman (Maleele} Dhageysi wanaagsan.
June 18, 2022
-
WARARKA MAANTA
Hay’adda Duulista Rayidka oo war kasoo saartay Shaqo joojinta Shirkaddaha duulimaadyada
by Warsan Radio June 18, 2022Hay’adda Duulists Rayidka Soomaaliyeed (HDRS) ayaa war kasoo saartay eedeyn maanta uga timid Shirkaddaha Duulimaadyada dalka oo ku dhawaaqay maalinta berri ah shaqo joojin. Hay,adda ayaa beenisay in badqabka Ammaanka…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Radio Warsan oo aqrinayo Maxamuud Cali Cabdullahi (Gaabshaa)
-
WARARKA MAANTA
Ardeyda Baxdo oo maanta ka qeyb gashay imtixaanka iyo dowladda oo ka hadashay
by Warsan Radio June 18, 2022Gobolada Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya waxa maanta loo fariistay imtixaanka kama dambeysta ah ee Dugsiyada Sare, waxana tirada ardeyda u fariisatay lagu sheegay 35,000 (Shan iyo Soddon Kun) oo arday.…
-
WARARKA MAANTA
Abaarta daran ee ka jirta Soomaaliya oo laga soo saaray digniin hor leh
by Warsan Radio June 18, 2022 -
WARARKA MAANTA
Kormeerihii Waxbarashada gobolka Shabeellaha Hoose oo la dilay
by Warsan Radio June 18, 2022Kooxo hubeysan ayaa la sheegay In ay dileen ka dibna ay goobta ay iskaga baxsadeen. Laamaha Amniga degmada Afgooye ayaa gaaray goobta uu ka dhacay dilka, waxaana ay sameeyeen baaritaano.…
-
Hoos ka dhageyso Warka Galabnimo ee Radio Warsan oo aqrinayo Muqtaar Sheekh Aadan (Dalmar)
-
WARARKA MAANTA
35,000 oo arday oo u fadhiistay Imtixaanka dugsiga Sare ee dalka
by Warsan Radio June 18, 2022Sii hayaha xilka Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa si gaar ah ula dardaarmay ardayda Imtixaanka shahaadiga u fariisanaysa guud ahaanba dalka, waxaa uuna xasuusiyey inuu mustaqbalkoodu gacantooda ku jiro, loogana baahan…
-
hoos ka dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
-
WARARKA MAANTA
Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiga Sare oo dalka ka bilaabanaya maanta
by Warsan Radio June 18, 2022Xarumaha Imtixaanka lagu galaayo ayaa waxaa la geeyay Ciidamo loogu tala galay in ay suggaan Ammaanka xarumahaasi iyo kormeerayaal loogu talo galay inay ilaaliyaan Imtixaanka,kuwaas oo qaarkood ka socda Wasaaradda…

