Madaxweynaha Somaliland oo ku dhawaaqay in uu wada-hadallo la galayo Xisbiyada mucaaradka written by Warsan Radio 26/06/2022 Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo khudbad ka jeediyey munaasibadda 62-guurada kasoo wareegtay markii Gobolada Waqooyi xorriyaddooda ka qaateey dawladda Ingiriiska, ayaa caddeeyey inay agtiisa taallo oo ay fidsan tahay gogoshii wada-hadalka ee uu horeba ugu baaqay madaxda axsaabta mucaaridka ah, walaaltinimo iyo wada-hadalna uu diyaar u yahay, isaga oo shacabkana ugu baaqay inaanay rumaysan goolaaftanka siyaasadeed iyo hadallada dhinacyadu is weydaarsanayaan.Qaybaha kala duwan ee bulshada, ayuu madaxweynuhu ugu baaqay inay tacabka u jeestaan, kana tashadaan ku-tiisanaanta wax soo saarka dalalka shisheeye, si looga gudbo xaaladda maanta taagan ee ku timi quutal daruuriga.Hadalkaan kasoo yeeray Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa kusoo beegmaya xilli uu sii xoogeystay khilaafka kala dhaxeeya Xisbiyada mucaaradka, kaas oo salka ku haaya Arrimaha doorashooyinka. Madaxweynaha Somaliland oo ku dhawaaqay in uu wada-hadallo la galayo Xisbiyada mucaaradka was last modified: June 26th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Ra’iisul Wasaare Xamse’ Waa in laga garaabo Goonni isku taaga Somaliland” next post Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe” Waa nasiib darro in 62-sano ka dib walaalaheenna Gobolada waqooyi ay ka maqan yihiin dalka intiisa kale” You may also like UNICEF” 2.6 milyan oo qof ayaa wajahaya biyo yari abaarta ka dhalatay Soomaaliya” 11/12/2021 Sawiro:-Aadan Madoobe oo la shiray Bulshada KG ee kunool Puntland 06/11/2022 Akhriso Magacyada Senatorada lagu doortay Magaalada Kismaayo 22/10/2021 Ku dhawaad 50 Milyan oo Qof oo dhimasha, dhaawac iyo Barakac ku noqday Colaadda Sudan 18/03/2024 Akhriso:-Madaxweyne Farmaajo oo cambaareeyay Qaraxii Addis Ababa 23/06/2018 DFS oo War kasoo saartay Go’aankii ICJ ee dib u dhigista Dacwadda Badda 20/05/2020 Dhageyso Ku celis Barnaamij looga hadlaayo Barashada Nafaqada Wanaagsan iyo Badqabka Cunada 15/02/2021 DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN 15/11/2020 Xilliga la qabanayo doorashada Guddoonka Golaha Shacabka & Aqalka Sare oo la shaaciyay 18/04/2022 Dhageyso:Warka Galab ee Idaacada Warsan. 20/12/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.