Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Radio Warsan oo aqrinayo Maaxamuud Cali Cabdullahi (gaabshaa)
June 2022
-
WARARKA MAANTA
Al-Shabaab oo weerar qaraxyo ku billowday ku qaaday degaan katirsan Gobolka Galgaduud
by Warsan Radio June 17, 2022Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab ayaa waaberigii hore ee saaka waxaa ay weerar ku billaawday qaraxyo ku qaadeen degaanka Baxdo oo katirsan Gobolka Galgaduud, halkaas oo ay ku sugan yihiin Ciidamada…
-
WARARKA MAANTA
Mareykanka oo gacanta ku dhigay Sarkaal katirsan Kooxda Daacish
by Warsan Radio June 17, 2022 -
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
-
Somali President Hassan Sheikh Mohamud has nominated Hamza Abdi Barre as Somalia’s next Prime Minister, according to state-run media. Mohamud called on Somalis to support Barre. “The President wishes the…
-
WARARKA MAANTA
Sawirro: Xaflad xilka uu kula waregaayey gudoomiyaha cusub ee gobolka baay Cabdifitaax Maxamed Ibraahim ‘Piano’ oo Baydhabo lagu qabtey.
by ATEERA June 16, 2022Wasiiro ka tirsan dowlad goboleedka koonfur galbeed, xildhibaano, agaasimiyaal, maamulka Degmada Baydhabo, qaar kamid ah maamuliyaasha degmooyinka gobolka baay, gudoomiyaasha xaafadaha Magaalada Baydhabo, odiyaasha dhaqanka, dhalinyaro iyo ururada haweenka Degmada…
-
WARARKA MAANTA
Axmed Madoobe Oo Warbixin Ka Siiyay Golaha Wasiirada Jubbaland Isbedelkii Dhacay
by Warsan Radio June 16, 2022Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Ismaan Axmed Madoobe ayaa maanta shir gudoomiyey kulanka golaha wasiiradda Jubaland oo ka qabsoomay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose. Kulanka golaha wasiiradda…
-
WARARKA MAANTA
Mareykanka oo ka jawaabay hadal kasoo yeeray Al-Shabaab
by Warsan Radio June 16, 2022Safiirka dowladda Maraykanka ee Soomaaliya, Larry Andre ayaa sheegay in aysan A.lshabaab u suurtagali karin inay la wareegaan Soomaaliya, si lamid ah Taliban oo la wareegay Afgaanistan. Danjire Larry Andre…
-
Baydhowy-{WMN}-Hoos ka dhageyso Warka Galabnimo ee Radio Warsan oo aqrinayo Mukhar Sheikh Adan (Dalmar)

