
Baydhowy-{WMN}-Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Radio Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheikh Adan (Qalinle)
Baydhowy-{WMN}-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Wakiillada Beesha Caalamka ee Soomaaliya oo ay ka wada hadleen xoojinta taageerada muhiimka ah ee ay siiyaan Soomaaliya. Madaxweynaha…
Baydhowy-{WMN}-Guddiga KMG ah ee labada Aqal Baarlamaanka Soomaaliya ee loo xilsaaray diyaarinaya Sharciga Miisaaniyadda Qaranka 2022 ayaa maanta la kulmay Wasiirka Maaliyadda Cabdiraxmaan Ducaale Bayle, Xisaabiyaha Guud ee Qaranka Marwo…
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahim Aadan Cali Najax ayaa Maanta Maamul cusub waxaa uu u Magacaabay degaanka Bariire oo hoostaga degmada Awdheegle ee Gobolkaasi Shabeellaha Hoose. Wareegto kasoo baxday…
Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ka hadlay doorashadii Madaxweynenimo ee uu uga qeyb galay Magaalada Muqdisho iyo doorkii Puntland ku laheyd in isbedel uu ku dhaco hoggaanka dalka Soomaaliya.…
Baydhowy-{WMN}-Hoos ka dhageyso Warka Galabnimo ee Radio Warsan oo aqrinayo Mukhar Sheikh Adan (Dalmar)
Baydhowy-{WMN}-Waxaa goordhow Xarunta Villa Hargeysa ka furmay Kalfadhiga 1-aad kulankiisa 11-aad ee Golaha Shacabka, kaas oo uu shir gudoominayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madowe.. Kulanka Maanta ayaa…
Baydhowy-{WMN}-Waxaa Maanta degmada Buulo Burde ee Gobolka Hiiraan gaaray wafdi uu hoggaaminayo Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, iyada…
Baydhowy-{WMN}-Duullimaadyo la damacsanaa in lagu daad gureeyo qaxoonti Britain ku sugan ee horay loogu heshiiyay in la geeyo dalka Rwanda ayaa la baajiyay kabib go’aan ka soo baxay Maxkamadda Xuquuqda…
Baydhowy-{WMN}-Maanta ayaa waxaa lagu wadaa in uu Magaalada Garoowe ka furmo kal-fadhiga 50aad ee Baarlamaanka Puntland, waxaana furaya Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni. Golaha Wakiilada Puntland ayaa in …
