Baydhabo-{WMN}-Hoos ka dhageyso Warka Galabnimo ee Radio Warsan oo aqrineyso Abdullahi Nuur Adan (Jaceelow)
July 2022
-
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ubax dhigay Taalada Daljirka Daahsoon
by Warsan Radio July 1, 2022Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo xusaya sannad-guurada 62-aad ee xornimada iyo midnimada dalka, ayaa ubax dhigey taalada Daljirka Dahsoon ee magaalada Muqdisho. Madaxweynaha oo ay wehliyeen Madaxda…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Dowlad Koonfur Galbeed Soomaliyaoo sheegay in Soomaaliya ay gashay gumeysi qarsoon
by Warsan Radio July 1, 2022Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed (lafatagareen) ayaa sheegay in xilligii Soomaaliya ay ka xuroobeysay gumeystihii Talyaaniga & Ingiriiska ah ahaayeen kuwo mideysan oo ay ka go’neyd…
-
WARARKA MAANTA
QM oo ku dhawaaqday inay kordhineyso taageerada ay siiso Soomaaliya
by Warsan Radio July 1, 2022Baydhabo-{WMN}-Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa shacabka iyo dowladda Soomaaliya ugu hambalyeeyay sannadguurada 62-aad ee ka soo wareegatay madaxbannaanida Soomaaliya. ”…
-
WARARKA MAANTA
Xuska 1-da Luulyo oo lagu qabtay Muqdisho iyo qaar ka mid ah gobollada dalka
by Warsan Radio July 1, 2022Baydhabo-{WMN}Guud ahaan Soomaaliya ayaa looga dabaal dagay sanad guuradii ka soo wareegtay xilligii Gobollada Koonfureed ay ka xuroobeen gumeystihii Talyaaniga iyo israacii labada gobol ee Waqooyi iyo Koonfur oo hadda…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Xasan Sheekh oo shaaciyay in dalka ay ka jirto xaallad adag
by Warsan Radio July 1, 2022Baydhabo-{WMN}Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay xuska sannad guurada 62-aad ee ka soo wareegtay markii ay ka xoroobeen Gobollada Koonfureed ee dalka gumeystihii Talyaaniga iyo…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Warsan oo aqrinayo Maxamuud Cali Cabdullahi (Gaabshaa)

