Carruur walaalo ah oo miino kula qaraxday gobolka Togdheer written by Warsan Radio 06/08/2022 Saddex Carruur oo walaalo ah ayaa miino kula qaraxday meel u dhaxaysa deegaanada Habuura iyo Sibidhley ee Xuduudka Togdheer.Sidoo kale 6 ruux oo kale ayaa dhaawacmay ka dib markii shil labaad ah uuna sababay Gaadhigii Gurmadka degdeg ahaa oo ay isku dhaceen Xaajiyad Rakaab ah oo kale Deegaanka Balli Hiile.3 Carruurta walaala ah oo xoolo jir ahaa ahaa ayaa mid ka mid ah halkaasi ku naf waayey halka labadii kale ay dhaawac yihiin.Khasaaraha ayaa sii kordhay ka dib markii gaadhiga Umbulanceka degmada Dhoqoshay oo siday dhaawaca uu galay shilka labaad.Isuduwaha Wasaaradda Caafimaadka Gobolka Togdheer Dr Maxamed Yuusuf ayaa sheegay in ay mar kale gurmad ugu tageen Balli-hiile dadka dhaawaca ah goor dhaweydna la soo gaadhsiiyey Cusbitaalka weyn ee Burco 8 qof ee dhaawaca ah oo qaarkood ay yihiin helada 3 carruurta ahayd ee Miinadu la kacday. Carruur walaalo ah oo miino kula qaraxday gobolka Togdheer was last modified: August 6th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Barnaamijka Dhacdooyinka Caalamka next post Itoobiya” Waxaan dilnay 800 oo ka tirsan ururka Al-Shabaab” You may also like Dhagayso+:-Qurbajoog iyo Siyaasiyiin kulamo la qaatey waxgaradka Beelaha Raxaweyn ee degmada Baardheere 26/08/2018 WAREYSI: GOORMEE AYAA LADHAMEYN DONAA MAXKAMADA DEGMADA XUDUR. 16/03/2020 Danjire James Swan oo ugu baaqay hoggaamiyaasha Soomaaliya inay hadda sii qorsheeyaan doorasho qof iyo cod ah 25/10/2020 Dhageyso;- Warka Galabnimo ee Idaacada Warsan 14/07/2022 Dowladda oo sheegtay in howlgal lagu dilay Saraakiil ka tirsanaa Al-Shabaab 22/06/2020 Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay Safiirka cusub ee Ingiriiska 12/03/2021 Guddiga xalinta khilaafaadka oo go’aan kasoo saaray kuraas ay hakiyeen 04/02/2022 RW Rooble oo Safiirka Ingiriiska kala hadlay Arrimaha doorashooyinka 28/03/2022 Mareykanka oo hub ku taageray Isra’el iyo Blinken oo booqan doona 11/10/2023 Qarax ay askar ku geriyoodeen oo Maanta ka dhacay Shabeellaha Hoose 29/04/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.