Ninka weeraray Salmaan Rushdi oo la aqoonsaday written by Warsan Radio 14/08/2022 Booliska Mareykanka ayaa sheegay iney aqoonsadeen ninkii galbeedka Magaalada New York ku weerayay Salmaan Rushdi iyo nin masraxa kula sugnaa.Ninkan oo ay boolisku magaciisu ku sheegeen Haadi Matar oo 24 jir ah wuxuu ku dhashay magaalada California balse dhawaan ayuu u soo wareegay gobolka New Jersey.Halkii ugu dambeeyey uu Haadi dagganaana wuxuu ahaa Fairview oo ka tirsan xaafadda Bergen ee magaalada Jersey.Ciidamo ka tirsan FBI-da waxay gudaha u galeen guriga uu Haadi degganaa si ay baaritaan dheeraad ah ugu sameeyaan.Boolisku waxay intaa ku dareen leysan darawal oo been abuur ah inuu Haadi ka qatay gobolka New Jersey magaca ugu qoranna uu yahay Xasan Mughniyeh.Taliyaha Booliska New York Eugene Stanicowski wuxuu warbaahinta u sheegay sababta weerarkaasi ka dambeysay inaan weli la ogaan.Xubin ka mid ah baarayaasha kiiskan gacanta ku haya oo u warramay warbaahinta NBC wuxuu sheegay dib u eegis hordhac ah oo lagu sameyey cinwannada Haadi uu ku lahaa baraha bulshada in lagu ogaaday inuu ka mid yahay Shiicada mayalka adagoo ee u jajnjeerta ilaalada kacaanka Iiraan. Ninka weeraray Salmaan Rushdi oo la aqoonsaday was last modified: August 14th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dagaal ka dhacay Gobolka Hiiraan & faah faahin laga helayo next post Dhimasho & dhaawac ka dhashay Shil ka dhacay Magaalada Hargeysa You may also like Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 08/12/2018 Dowladda oo magacaawday Guddiga dib u howlgelinta Shirkaddii Somali Airlines 23/10/2022 Akhriso:-Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Cabdiasis Xasan Maxamed lafta gareen oo dib ugu soo laabtey xarunta 29/10/2019 Booliska oo Muqdisho ku qabtay Maandooriye & Nin ka Ganacsanayay 23/05/2023 Xasan Sheekh: Al-shabaab waa dhilqe ee aan si wadajir ah iskaga saarno 14/01/2023 Saddex ka mid ah Guddiga doorashooyinka Somaliland oo iscasilay 04/06/2022 Wasiirka Maaliyadda XFS & Wakiilka dalalka geeska Afrika ee Hay’adda IFC oo ka wada hadlay horumarinta maaliyadda Dalka. 04/09/2022 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 20/01/2021 QM Oo War Ka Soo Saartay Hoobiyayal Lagu Weeraray Xalane 10/03/2021 DHAGEYSO:- WARKA HABEEN EE WARSAN RADIO IYO WARBAAHINTA KGS, 13/02/2017 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.