Dagaal ka dhacay Gobolka Hiiraan & faah faahin laga helayo written by Warsan Radio 14/08/2022 Dagaalka oo geystay khasaaro kala duwan ayaa waxaa uu ku dhexmaray degaanka Xalfooleey oo hoostaga degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan maleeshiyaad katirsan Kooxda Macawiisleeyda iyo Xubno kamid ah Ururka al-Shabaab.Dagaalka ayaa waxaa uu ka dambeeyay sida la sheegay kadib markii maleeshiyaadka macawiisleeyda ay weerareen degaanka Xalfooleey , waxaana dagaalka labada dhinac kasoo gaaray khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.Mid kamid ah horjoogayaasha macawiisleeyda ayaa sheegay in ay Al-Shabaab kala wareegeen degaanka, Isla markaana khasaaro ay ku gaarsiiyeen dagaalkii ay la galeen wallow aan weli la helin warar madax bannaan oo xaqiijinaya warkaas.Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya degaanka Xalfooleey oo hoostaga degmada Jalalaqsi ayaa sheegaya in xaaladu ay tahay mid degaan, balse markasta la filan karo inay dagaalamaan dhinacyada maleeshiyaadka Macawiisleeyda iyo Al-Shabaab. Dagaal ka dhacay Gobolka Hiiraan & faah faahin laga helayo was last modified: August 14th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Madaxweynaha Puntland Oo Soo Saaray Amar Uu Ku Joojiyey Iibinta Buugaag Muhiim Ah next post Ninka weeraray Salmaan Rushdi oo la aqoonsaday You may also like Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 03/05/2020 Video Warbixinta Xaruunta Karantiilka Cudurada Faafa OO Lagu Sookordhiyeey isbitaalka ee Baydhabo 28/01/2018 Maxaa looga hadlay Kulanka Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaiya ? 25/05/2023 Dowladda Soomaaliya Oo Ka Hadashay Dad Turki Ah Oo Weerar Lagu Dilay 16/02/2021 DHAGEYSO: Warka Caawa ee Idaacada Warsan 08/04/2020 Inkabadan 50 Ruux Oo Ku Geeriyootay Qarax Ka Dhacay Masjid Ku Yaal Dalka Afghanistan 09/10/2021 Turkiga oo ku wareejiyay Dowlada Soomaaliya Saldhig Milatari 07/03/2021 Howlgal Guri Guri ah oo ka billaawday Muqdisho kadib weerarkii Xarunta Gobolka 25/01/2023 Wasaaradda Cadaalada XFS & Dowladda Turkiga oo kala saxiixday heshiis ku saabsan hormarinta xabsiyada dalka iyo waxbarida maxaabiista. 31/01/2021 Akhriso:-Dowlada Maraykanka oo cambaareysay Kuuriyada Waqooyi 03/09/2017 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.