Dagaal ka dhacay Gobolka Galgaduud & khasaaro ka dhashay written by Warsan Radio 18/08/2022 Wararka naga soo gaaraya degaanka Gaalyeel oo hoostaga degmada Ballanballe ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay dagaal dhexmaray laba maleeshiyo beeleed, kaas oo khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah.Maleeshiyaadka dagaalamay ayaa isku heysta dhul kuyaalla degaanka Gaalyeel, waxaana dagaalka inta la xaqiijiyay ku dhintay laba Ruux halka Saddex kale ay ku dhaawacmeen.Goobjoogayaal ayaa sheegay in dagaalka oo soo bilaawday shalay gelinkii dambe uu soo gaaray xalay xilli dambe , Isla markaana weli degaanka laga maqlayo rasaas goos goos.Dhinaca kale waxaa xiisad dagaal ay ka tagan tahay degaanka Baalle oo u dhow degaanka dhagax-dheer, halkaas oo shalay ay ku dagaalameen laba maleeshiyo beeleed.Madaxda Maamulka Galmudug ayaan weli ka hadlin dagaal beeleedyada kasoo cusboonaaday degaano katirsan Gobolka Galgaduud. Dagaal ka dhacay Gobolka Galgaduud & khasaaro ka dhashay was last modified: August 18th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Sidee lagu soo qabtay Ninka loo heysto dilka Hibo Qaasim? next post Dhageyso:- Barnaamijka Arimaha Caalamka You may also like Madaxweyne Geelle oo markii 5aad xilka loo doortay 10/04/2021 Madaxweyne Axmed Madoobe Oo War Kasoo Saaray Geeridii Wasiir Maxamed Darwiish 30/07/2022 Ciidanka Koonfur Galbeed Oo Dagaal Kula Wareegay Degaan 35 KM u jira degmada Diinsoor 10/10/2020 Hay’adda socdaalka oo war kasoo saartay duullimaadyada caalmiga ah ee berri furmaya 02/08/2020 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 18/04/2021 Madaxwayne Farmaajo oo shir uga qab galaya Shiinaha (Sawiro) 29/08/2018 Isimada Dhaqanka Puntland oo soo saaray go’aanno xasaasi ah oo la xiriira doorashooyinka Puntland 02/11/2023 Maraykanka iyo UK oo ka digay khatar ka soo fool leh” Shiinaha 07/07/2022 Ra’iisal Wasaaraha Somaliya oo ku wajahan Jamhuuriyadda Jabuuti 13/12/2021 DFS & Dowlad Goboleedyada oo wada gaaray heshiis la xiriira waxbarashada 20/10/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.