Dagaal ka dhacay Gobolka Galgaduud & khasaaro ka dhashay written by Warsan Radio 18/08/2022 Wararka naga soo gaaraya degaanka Gaalyeel oo hoostaga degmada Ballanballe ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay dagaal dhexmaray laba maleeshiyo beeleed, kaas oo khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah.Maleeshiyaadka dagaalamay ayaa isku heysta dhul kuyaalla degaanka Gaalyeel, waxaana dagaalka inta la xaqiijiyay ku dhintay laba Ruux halka Saddex kale ay ku dhaawacmeen.Goobjoogayaal ayaa sheegay in dagaalka oo soo bilaawday shalay gelinkii dambe uu soo gaaray xalay xilli dambe , Isla markaana weli degaanka laga maqlayo rasaas goos goos.Dhinaca kale waxaa xiisad dagaal ay ka tagan tahay degaanka Baalle oo u dhow degaanka dhagax-dheer, halkaas oo shalay ay ku dagaalameen laba maleeshiyo beeleed.Madaxda Maamulka Galmudug ayaan weli ka hadlin dagaal beeleedyada kasoo cusboonaaday degaano katirsan Gobolka Galgaduud. Dagaal ka dhacay Gobolka Galgaduud & khasaaro ka dhashay was last modified: August 18th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Sidee lagu soo qabtay Ninka loo heysto dilka Hibo Qaasim? next post Dhageyso:- Barnaamijka Arimaha Caalamka You may also like Wareysi: Degaano Horleh Oo Katirsan Degmada Xudur Oo Gaaray Ayaxii 03/01/2020 DHAGEEYSO:-WARKA GALABNIMO EE IDAACADA WARSAN 03/04/2018 Maraykanka oo xayiraad fiisaha ah ku soo rogay madax Itoobiyaan iyo Eriteriyaan ah 25/05/2021 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 24/01/2022 Video:-Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare oo Lagu Soo Dhaweeyey Magaalada Baydhabo 17/11/2017 Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose oo amar ka soo saaray dhul boobka ka socda deegaanada 21/05/2020 Sawiro: Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS oo kulan looga hadlayay Covid-19 la yeeshay mas’uuliyiinta Rugta Ganacsiga 05/04/2020 Jubbland oo shaacisay jadwalka soorashada 16 kursi ee Gedo 15/04/2022 Towfiiq (A) 11 dhibcood ada adkaaty Xaafada Bardaale B 26/03/2023 VIVDEO Ardada Wax Ka Barata Jaamacada Muqdisho Universty Ayaa Deeq Raashiin Ah U qeybiyey qoysas Dan yar 11/04/2017 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.